{"id":142638,"date":"2020-02-24T17:47:20","date_gmt":"2020-02-24T14:47:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142638"},"modified":"2020-02-24T17:47:20","modified_gmt":"2020-02-24T14:47:20","slug":"akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/","title":{"rendered":"(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland go\u2019aan ka gaaray khilaaf ka dhashay qofka noqonaya Kusimaha Madaxweynaha Puntland haddii Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa ay dalka ka maqnaadaan.<\/p>\n<p>Guddiga joogtada ah waxay xuseen in uusan jirin qodob dastuur ah iyo xeer jideynaya in labada mas\u2019uul isku mar ka wada maqnaadaan dalka, balse waxay sheegeen hadii ay dhacdo in awoodda ku simaha Madaxweynuhu ku wareegayso Guddoonka Golaha Wakiillada.<\/p>\n<p>Khilaafkan ayaa waxaa uu u dhexeyay golaha sharci dejinta iyo golaha fulinta iyadoo mid walba uu sheeganayay in uu leeyahay kusimaha Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilladda Puntland ayaa kulankooda kadib waxa ay soo saareen go\u2019aanka cidda noqoneysa ku simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland marka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay maqan yihiin, iyadoo sidoo kale go\u2019aanka Baarlamaanka Puntland lagu sheegay in Golaha Wasiiradu ay xaq u leeyihiin in ay ka shiraan hawlaha ay u xilsaaran tahay Xukuummadu.<\/p>\n<p><strong>Go\u2019aanka ka soo baxay Guddiga ayaa u qornaa sidan;-<\/strong><\/p>\n<p>MARKUU ARKAY:- Dastuurka Puntland Qodobada 2aad, 56aad, 81aad , 83aad iyo 132aad.<\/p>\n<p>MARKUU ARKAY:- Xeerka Hab-maamuuska Puntland ee Xeer Lr.5 ee 08\/09\/2005.<\/p>\n<p>MARKUU ARKAY:- Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada qodobka 8-aad farqadiisa 18-aad.<\/p>\n<p>MARKUU TIX-GELIYEY:-Go\u2019aankii Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada DPL Fadhigiisii 8-aad ee 23\/02\/2020.<\/p>\n<p><strong>WUXUU GUDDOOMIYEY:-<\/strong><\/p>\n<p>In Hannaanka Puntland uu yahay Baarlamaani, waxayna Golaha Wakiilladu awoodda Dastuurku siiyey ku doorteen Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka DPL.<\/p>\n<p>2.Ma jiro Dastuur iyo Xeer jideynaya in labada mas\u2019uul isku mar ka wada maqnaadaan dalka.<\/p>\n<p>3.Sababkasta ha ku timaadee haddii ay labada mas\u2019uul ay la soo gudboonaato arrinta ku xusan qodobka 2-aad waxay awoodda kusimaha Madaxweynuhu ku wareegaysaa Guddoonka Golaha Wakiillada sida ku cad qodobada Dastuurka &amp; Xeerarka kor ku xusan.<\/p>\n<p>4.Golaha Wasiiradu waxay xaq u leeyihiin in ay ka shiraan hawlaha ay u xilsaaran tahay Xukuummadu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland go\u2019aan ka gaaray khilaaf ka dhashay qofka noqonaya Kusimaha Madaxweynaha Puntland haddii Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa ay dalka ka maqnaadaan. Guddiga joogtada ah waxay xuseen in uusan jirin qodob dastuur ah iyo xeer jideynaya in labada mas\u2019uul isku mar ka wada maqnaadaan dalka, balse waxay sheegeen hadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142639,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland go\u2019aan ka gaaray khilaaf ka dhashay qofka noqonaya Kusimaha Madaxweynaha Puntland haddii Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa ay dalka ka maqnaadaan. Guddiga joogtada ah waxay xuseen in uusan jirin qodob dastuur ah iyo xeer jideynaya in labada mas\u2019uul isku mar ka wada maqnaadaan dalka, balse waxay sheegeen hadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-24T14:47:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/bar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/\",\"name\":\"(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/bar.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-24T14:47:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/bar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/bar.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha - Wardoon","og_description":"Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland go\u2019aan ka gaaray khilaaf ka dhashay qofka noqonaya Kusimaha Madaxweynaha Puntland haddii Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa ay dalka ka maqnaadaan. Guddiga joogtada ah waxay xuseen in uusan jirin qodob dastuur ah iyo xeer jideynaya in labada mas\u2019uul isku mar ka wada maqnaadaan dalka, balse waxay sheegeen hadii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-24T14:47:20+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/bar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/","name":"(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/bar.jpg","datePublished":"2020-02-24T14:47:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/bar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/bar.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisobaarlamaanka-puntland-oo-cadeeyay-cida-noqoneysa-ku-simaha-madaxweynaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso)Baarlamaanka Puntland oo cadeeyay cida noqoneysa ku simaha Madaxweynaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142638"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142640,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142638\/revisions\/142640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142639"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}