{"id":142644,"date":"2020-02-24T21:41:13","date_gmt":"2020-02-24T18:41:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142644"},"modified":"2020-02-24T21:41:13","modified_gmt":"2020-02-24T18:41:13","slug":"daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdulqaadir Jirde oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa xilli uu maanta ka hadlayey fadhiga golaha waxa uu sheegay in xasiiqii ka dhacay gobollada waqooyi ee Somaliland aan dusha laga saari karin Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay in kahadalka arintaas ay ku fogaatay saxaafadda Somaliland, isla markaana ay haatan ka badbadinayaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad moodaa saxaafadeena iyo dadkeena in ay aad ugu fogaadeen, Farmaajo looma heysto dembiyadii halkan ka dhacay, wax luga oo uu kulahaana ma aysan jirin, balse waxaa loo aaneynayaa dowladdi hore ee Soomaaliya ayaad dhaxashay, laakiin bogsiinta iyo soo dhaweynta ayuu wax ku leeyahay\u201d ayuu yiri xildhibaan Jirde.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad moodaa saxaafadeena iyo dadkeena in ay aad ugu fogaadeen, Farmaajo looma heysto dembiyadii halkan ka dhacay, wax luga oo uu kulahaana ma aysan jirin, balse waxaa loo aaneynayaa dowladdi hore ee Soomaaliya ayaad dhaxashay, laakiin bogsiinta iyo soo dhaweynta ayuu wax ku leeyahay\u201d ayuu yiri xildhibaan Jirde.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in haatan Farmaajo aan loo aaney karin Maxamed Siyaad Barre ayaad la dhalatay \u201cWaa gef waana khalad, hadii aan u aaney heyno Maxamed Siyaad intii la dhalatay, nin la yiraa Maxamed Sheekh oo halkaan isbitaalka ka dhisay eega, Maxamed Siyaad-buu la dhashay, marka taasi waa gef cad ee halaga daayo\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey Xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada Somaliland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Xildhibaan Cabdulqaadir Jirde ayaa dadka iyo mas\u2019uuliyiinta reer Somaliland ugu baaqay in lagu ekaado waxa laga tirsanayo xukuumadda maanta uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ee aan dusha laga saarin wixii horay u dhacay \u201cIyadoo loo aaneynayo waxii in ina adeerkii geystay\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aFj2IKyNUU4\" width=\"850\" height=\"628\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdulqaadir Jirde oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa xilli uu maanta ka hadlayey fadhiga golaha waxa uu sheegay in xasiiqii ka dhacay gobollada waqooyi ee Somaliland aan dusha laga saari karin Madaxweyne Farmaajo. Xildhibaanka ayaa sheegay in kahadalka arintaas ay ku fogaatay saxaafadda Somaliland, isla markaana ay haatan ka badbadinayaan. \u201cWaxaad moodaa saxaafadeena iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142645,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142644","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdulqaadir Jirde oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa xilli uu maanta ka hadlayey fadhiga golaha waxa uu sheegay in xasiiqii ka dhacay gobollada waqooyi ee Somaliland aan dusha laga saari karin Madaxweyne Farmaajo. Xildhibaanka ayaa sheegay in kahadalka arintaas ay ku fogaatay saxaafadda Somaliland, isla markaana ay haatan ka badbadinayaan. \u201cWaxaad moodaa saxaafadeena iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-24T18:41:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2018-05-08-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/\",\"name\":\"DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2018-05-08-4.png\",\"datePublished\":\"2020-02-24T18:41:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2018-05-08-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2018-05-08-4.png\",\"width\":1366,\"height\":768},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdulqaadir Jirde oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa xilli uu maanta ka hadlayey fadhiga golaha waxa uu sheegay in xasiiqii ka dhacay gobollada waqooyi ee Somaliland aan dusha laga saari karin Madaxweyne Farmaajo. Xildhibaanka ayaa sheegay in kahadalka arintaas ay ku fogaatay saxaafadda Somaliland, isla markaana ay haatan ka badbadinayaan. \u201cWaxaad moodaa saxaafadeena iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-24T18:41:13+00:00","og_image":[{"width":1366,"height":768,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2018-05-08-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/","name":"DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2018-05-08-4.png","datePublished":"2020-02-24T18:41:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2018-05-08-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/2018-05-08-4.png","width":1366,"height":768},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-uma-haysano-dambigii-uu-gaystay-siyaad-barre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Farmaajo uma Haysano Dambigii uu gaystay Siyaad Barre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142644"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142646,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142644\/revisions\/142646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142645"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}