{"id":142697,"date":"2020-02-26T12:56:53","date_gmt":"2020-02-26T09:56:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142697"},"modified":"2020-02-26T12:56:53","modified_gmt":"2020-02-26T09:56:53","slug":"somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/","title":{"rendered":"Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray"},"content":{"rendered":"<p>Taliska guud ee ciidamada Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyey dagaallo saaka iyo shalay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay milatariga Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in saaka abaaro 6:30 subaximo ay Puntland dagaal ka bilowday deegaanka Kadhada oo 18 KM u jira magaalada Yube oo hoostagta gobolkaasi.<\/p>\n<p>Somaliland waxay sidoo kale warkaan ku sheegtay in dagaalkaasi ay guullo ka soo hoyeen ciidankeeda, islamarkaana ay ku qabsadeen hub iyo gaadiid dagaal intaba.<\/p>\n<p>\u201cSaaka abaaro 6 30 subaximo , waxay ciidamada puntland isku day dagaal ka bilaabeen degaanka kadhada oo 18 km u jira yube , halkaana waxaa isku haleelay ilaalada hore ciidanka qaranka iyo dagaal oogayaasha ciidanka puntland halkaas oo ciidanka qaranku dhirbaaxo lama ilawaana ku dhuftay kana soo hooyeen guulo iyagoo ka qabsaday hub iyo gadiid intaba ayaa lagu yiri\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Taliska ciidamada Soomaaliland.<\/p>\n<p>idoo kale Somaliland ayaa Puntland ku eedeysay in ciidankeeda ay shalay weerareen guddoomiyaha Laasqoray, islamarkaana uu ka badbaaday isku day la rabay in lagu dilo, sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>Qoraalkaaan ayaa sidoo kale lagu sheegay in Puntland ay daandaansi ka wado degmada Badhan iyo deegaanada ku xeeran.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira inay Puntland ciidamadoodu weerareen shalay 25\/2\/2020 barasaabka laas qoray ee Somaliland isku dayeena inay dilaan , hase ahatee ilaahay ka badbaadiyay, waxay daandaasi joogta ku hayaan dadka Somaliland ee degan Badhan iyo degaanada ku hareeraysan\u201d ayaa markale lagu yiri warka ka soo baxay taliska ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Dhanka kale ma jiro weli war rasmi ah oo ka soo baxay dhinaca dowlad goboleedka Puntland oo ku aadan xiisadaha dagaal ee ka soo cusboonaaday gobolka Sanaag.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka aqriso:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142698\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Qaranka.jpg\" alt=\"\" width=\"625\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Qaranka.jpg 625w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Qaranka-195x300.jpg 195w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Qaranka-273x420.jpg 273w\" sizes=\"(max-width: 625px) 100vw, 625px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska guud ee ciidamada Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyey dagaallo saaka iyo shalay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag. War qoraal ah oo ka soo baxay milatariga Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in saaka abaaro 6:30 subaximo ay Puntland dagaal ka bilowday deegaanka Kadhada oo 18 KM u jira magaalada Yube oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142699,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska guud ee ciidamada Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyey dagaallo saaka iyo shalay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag. War qoraal ah oo ka soo baxay milatariga Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in saaka abaaro 6:30 subaximo ay Puntland dagaal ka bilowday deegaanka Kadhada oo 18 KM u jira magaalada Yube oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-26T09:56:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/\",\"name\":\"Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg_.png\",\"datePublished\":\"2020-02-26T09:56:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg_.png\",\"width\":1200,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray - Wardoon","og_description":"Taliska guud ee ciidamada Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyey dagaallo saaka iyo shalay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Sanaag. War qoraal ah oo ka soo baxay milatariga Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in saaka abaaro 6:30 subaximo ay Puntland dagaal ka bilowday deegaanka Kadhada oo 18 KM u jira magaalada Yube oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-26T09:56:53+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/","name":"Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg_.png","datePublished":"2020-02-26T09:56:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg_.png","width":1200,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-guul-kasheegatay-dagaalkii-ayaga-iyo-puntland-dhexmaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo guul kasheegatay dagaalkii ayaga iyo Puntland dhexmaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142697"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142700,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142697\/revisions\/142700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142699"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}