{"id":142710,"date":"2020-02-27T10:27:04","date_gmt":"2020-02-27T07:27:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142710"},"modified":"2020-02-27T10:27:04","modified_gmt":"2020-02-27T07:27:04","slug":"guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa kooxda Ahlu Sunna ee fadhigeedu yahay Dhuusomareeb,<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyihii hore ee degmada Dhuusamareeb Axmed Macalin Cabdullaahi (Walad Cabdalla) xili uu kasoo baxay xarunta INJI oo ah halka ay degan yihiin hogaanka Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Masuulkan iyo askari katirsan Ahlu Sunna oo la socday ayaa waxaa xiray ciidamada Nabad sugida, walina si rasmi ah looma oga sababta loo xiray ninkan katirsan kooxda Ahlu Sunna ee diidan maamulka cusub ee Galmudug.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxda sare ee Galmudug amar ku bixiyeen in la xadido dhaq dhaqaaqa xarunta INJI oo kutaala meel ku dhaw Madaxtooyada Galmudug, waxa ayna ciidamada amaanka la soconayaan dadka galaya iyo kuwa kasoo baxaya xaruntaasi.<\/p>\n<p>Xarunta INJI waxaa ku sugan Hogaamiyaha Ahlu Sunna iyo Madaxa Xukuumada Galmudug oo sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Galmudug, waxa ayna kooxdan diidan yihiin maamulka Galmudug ee lagu doortay magaalada Dhuusomareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa kooxda Ahlu Sunna ee fadhigeedu yahay Dhuusomareeb, Ciidamada ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyihii hore ee degmada Dhuusamareeb Axmed Macalin Cabdullaahi (Walad Cabdalla) xili uu kasoo baxay xarunta INJI oo ah halka ay degan yihiin hogaanka Ahlu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142711,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142710","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa kooxda Ahlu Sunna ee fadhigeedu yahay Dhuusomareeb, Ciidamada ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyihii hore ee degmada Dhuusamareeb Axmed Macalin Cabdullaahi (Walad Cabdalla) xili uu kasoo baxay xarunta INJI oo ah halka ay degan yihiin hogaanka Ahlu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-27T07:27:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/walad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"505\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/\",\"name\":\"Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/walad.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-27T07:27:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/walad.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/walad.jpg\",\"width\":505,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa kooxda Ahlu Sunna ee fadhigeedu yahay Dhuusomareeb, Ciidamada ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyihii hore ee degmada Dhuusamareeb Axmed Macalin Cabdullaahi (Walad Cabdalla) xili uu kasoo baxay xarunta INJI oo ah halka ay degan yihiin hogaanka Ahlu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-27T07:27:04+00:00","og_image":[{"width":505,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/walad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/","name":"Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/walad.jpg","datePublished":"2020-02-27T07:27:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/walad.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/walad.jpg","width":505,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-dhuusamareeb-ee-garabka-ahlusunna-oo-la-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyihii Dhuusamareeb ee garabka Ahlusunna oo la xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142710"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142712,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142710\/revisions\/142712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142711"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}