{"id":142778,"date":"2020-02-28T00:01:53","date_gmt":"2020-02-27T21:01:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142778"},"modified":"2020-02-28T00:01:53","modified_gmt":"2020-02-27T21:01:53","slug":"dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb uu ka billowday iska hor-imaad u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa ka socda baanaanka hore ee xarunta Inji oo ay deganyihiin hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca.<\/p>\n<p>Dhinacyada ayaa isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana la sheegay in weerarka ay qaadeen ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo iska caabin xoog leh kala kulmay ilaalada xarunta Inji ee Ahlu-Sunna.<\/p>\n<p>Dagaalka caawa ka bilaawday Dhuusamareeb ayaa ku soo aadaya xilli maanta ay ciidamada dowladda ee ku sugan Dhuusamareeb ay xabsiga dhigeen guddoomiyihii hore ee Ahlu-Sunna ugu magacaawnaa Dhuusamareeb Walad Cabdalla.<\/p>\n<p>Masuulkaas ayaa la xiray xilli uu ka soo baxay xarunta Inji oo sida la sheegay bandaw lagu soo rogay, kaas oo ah in aan la geli karin lagana soo bixi karin, waxayna wararka aan heleyno sheegayaan in carro badan ay Ahlu-Sunna ku abuurtay arrintaas.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhashay u hoggaansami la\u2019aan ku aadan bandawga la saaray xarunta Inji ee Ahlu-Sunna ay ka degantahay magaalada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wararka aan ka heleyno degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in caawa cabsi badan ay ka taaganyahay magaalada, waxaana laga cabsi qabaa in ciidamo taabacsan Ahlu-Sunna ay weerar ku soo qaadaan.<\/p>\n<p>Dad ku sugan magaalada Gurceel ayaa Caasimada Online u sheegay in ay jirto baqdin ah in ciidamo ka socda Ahlu-Sunna ay magaalada kasoo weeraraan dhanka deegaanka Huurshe ee galbeedka gobolka Galgaduud, halkaas oo sida la sheegay la iskugu geeyey dagaalyahano daacad u ah hoggaanka Ahlu-Sunna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb uu ka billowday iska hor-imaad u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca. Dagaalka ayaa ka socda baanaanka hore ee xarunta Inji oo ay deganyihiin hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca. Dhinacyada ayaa isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana la sheegay in weerarka ay qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142779,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb uu ka billowday iska hor-imaad u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca. Dagaalka ayaa ka socda baanaanka hore ee xarunta Inji oo ay deganyihiin hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca. Dhinacyada ayaa isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana la sheegay in weerarka ay qaadeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-27T21:01:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-27T21:01:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Dhuusomareeb uu ka billowday iska hor-imaad u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca. Dagaalka ayaa ka socda baanaanka hore ee xarunta Inji oo ay deganyihiin hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca. Dhinacyada ayaa isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana la sheegay in weerarka ay qaadeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-27T21:01:53+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/","name":"Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg","datePublished":"2020-02-27T21:01:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-ka-socda-dhuusomareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan oo ka socda Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142778"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142778"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142780,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142778\/revisions\/142780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142779"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}