{"id":142781,"date":"2020-02-28T10:18:50","date_gmt":"2020-02-28T07:18:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142781"},"modified":"2020-02-28T10:18:50","modified_gmt":"2020-02-28T07:18:50","slug":"sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/","title":{"rendered":"Sheekh Shaakir  oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji"},"content":{"rendered":"<p>War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha Ururka Ahlusunna ee Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Dowlada Federalka ay ka wado abaabulka dagaal oo markale Dhuusamareeb ka dhaca iyo weerar lagu beegsanayo Madaxda Ahlusunna.<\/p>\n<p>Qoraalkan ayaa waxaa loogag hadlay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, waxaana lagu sheegay in Ciidamada Dowladda ay soo weerareen Xarunta Inji oo ay degan yihin hoggaanka Ahlusunna.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan Caddeynaynaa in Ciidamo ka amar qaata DFS ay weerar Bareer ah ku qaadeen Xarunta INJI ay ku sugan yihiin hogaanka ASWJ, taas oo marqaati u ah sida DFS ay ga go\u2019an tahay la dagaalanaka dadkii naf iyo maal u huray ka xoreynta deegaanadaan Al-Shabaab\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Ahlu sunna.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka Ahlu sunna ayaa lagu yir \u201cWaxa aan caddeyneenaa DFS in ay weli wado abaabul ciidan, iyadoo kasoo daabuleyso Muqdisho iyo deegaanno kale si ay dagaal ugu rido Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayna ka been sheegto howlgalada ay ka wadaan Galmudug\u201d.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada Dhuusamareeb ayaa degen saaka inkastoo ay weli jirto xiisad ka dhalatay iskahorimaad ka dhacay xalay magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142782\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/89046118_189777698998084_2903309999885254656_n.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"877\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/89046118_189777698998084_2903309999885254656_n.jpg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/89046118_189777698998084_2903309999885254656_n-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/89046118_189777698998084_2903309999885254656_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha Ururka Ahlusunna ee Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Dowlada Federalka ay ka wado abaabulka dagaal oo markale Dhuusamareeb ka dhaca iyo weerar lagu beegsanayo Madaxda Ahlusunna. Qoraalkan ayaa waxaa loogag hadlay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, waxaana lagu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142783,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Shaakir oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Shaakir oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha Ururka Ahlusunna ee Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Dowlada Federalka ay ka wado abaabulka dagaal oo markale Dhuusamareeb ka dhaca iyo weerar lagu beegsanayo Madaxda Ahlusunna. Qoraalkan ayaa waxaa loogag hadlay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, waxaana lagu sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-28T07:18:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/\",\"name\":\"Sheekh Shaakir oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-28T07:18:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-2.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Shaakir oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Shaakir oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Shaakir oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji - Wardoon","og_description":"War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha Ururka Ahlusunna ee Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Dowlada Federalka ay ka wado abaabulka dagaal oo markale Dhuusamareeb ka dhaca iyo weerar lagu beegsanayo Madaxda Ahlusunna. Qoraalkan ayaa waxaa loogag hadlay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, waxaana lagu sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-28T07:18:50+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/","name":"Sheekh Shaakir oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-2.jpg","datePublished":"2020-02-28T07:18:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shaakir-2.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-ciidamada-df-ku-eedeeyay-inay-soo-weerareen-xarunta-inji\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Shaakir oo Ciidamada DF ku eedeeyay inay soo weerareen Xarunta Inji"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142781"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142781"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142784,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142781\/revisions\/142784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142783"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}