{"id":142829,"date":"2020-02-29T14:50:18","date_gmt":"2020-02-29T11:50:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142829"},"modified":"2020-02-29T14:51:04","modified_gmt":"2020-02-29T11:51:04","slug":"daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay Siyaasadda maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Macallinka ayaa ka tacsiyeeyay dadkii waxyeelada ku gaartay dagaalkii 24-ka saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, waxaana uu sheegay in Ahlu sunna aanu ahayn Urur ama dad baneysta dhiigga Muslimka.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in aysan aqbali doonin in dad shacab ah ay ku dhintaan dagaallo markale ka dhaca Magaalooyinka Galmudug ee Ahlusunna gacanta ku heysay.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan ka tanaasulney go\u2019aankeenii siyaasadeed ee Hugaaminta Galmudug , inagu diyaar uma nihin in markale dhiig daato ama bulshadu iska hor imaato , waxaan u taanaganahay doorkeenii diimeed iyo caqiiqada Ahlusunna Waljamaaca oo aan usii taagnaan doono \u201d ayuu yiri Hoggaamiyaha Ahlusunna.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo baxay Hoggaamiyaha Ahlu Sunna ayaa kusoo aadayo xilli Madaxii Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir oo isna sheegay in mas\u2019uuliyada ammaanooda, tan magaalada Dhuusamareeb, gadiidkooda iyo hubkoodaba ay ku wareejiyeen Taliyaha guutada 15-aad Jeneraal Mascuud Maxamed Warsame oo ciidamadiisu ka qeyb galin dagaalkii shalay ay la galeen ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>General Mascuud ayaa ahaa Taliyihii ciidankii la qarameeyey ee Ahlu-Sunna, waxuuna hadda hoggaamiyaa guutada 15-aad, qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u tanaasulnay shacabkeena markaan aragnay in dhib badan soo wajahan yahay,\u201d ayuu yiri Sheekh Maxamed Shaakir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdulahirob%2Fvideos%2F487227658621429%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"635\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay Siyaasadda maamulka Galmudug. Macallinka ayaa ka tacsiyeeyay dadkii waxyeelada ku gaartay dagaalkii 24-ka saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, waxaana uu sheegay in Ahlu sunna aanu ahayn Urur ama dad baneysta dhiigga Muslimka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142830,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay Siyaasadda maamulka Galmudug. Macallinka ayaa ka tacsiyeeyay dadkii waxyeelada ku gaartay dagaalkii 24-ka saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, waxaana uu sheegay in Ahlu sunna aanu ahayn Urur ama dad baneysta dhiigga Muslimka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-29T11:50:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-29T11:51:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-61.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"724\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"479\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/\",\"name\":\"DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-61.png\",\"datePublished\":\"2020-02-29T11:50:18+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-29T11:51:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-61.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-61.png\",\"width\":724,\"height\":479},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay Siyaasadda maamulka Galmudug. Macallinka ayaa ka tacsiyeeyay dadkii waxyeelada ku gaartay dagaalkii 24-ka saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, waxaana uu sheegay in Ahlu sunna aanu ahayn Urur ama dad baneysta dhiigga Muslimka. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-29T11:50:18+00:00","article_modified_time":"2020-02-29T11:51:04+00:00","og_image":[{"width":724,"height":479,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-61.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/","name":"DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-61.png","datePublished":"2020-02-29T11:50:18+00:00","dateModified":"2020-02-29T11:51:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-61.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-61.png","width":724,"height":479},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-maxamuud-oosheegay-inuu-katanaasulay-siyaasada-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Macalin Maxamuud oo sheegay inuu katanaasulay siyaasada Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142829"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142829"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142832,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142829\/revisions\/142832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142830"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}