{"id":142833,"date":"2020-03-01T10:46:31","date_gmt":"2020-03-01T07:46:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142833"},"modified":"2020-03-01T10:53:17","modified_gmt":"2020-03-01T07:53:17","slug":"nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/","title":{"rendered":"Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxay toogasho lagu dhaawacay Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Rag ku hubeynaa bistoolado ayaa la sheegay in Nabdoonka ay ku dhawaaceen afafaaka hore hoygiisa oo ku yaalla masjid Faadumo ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa sheegaya in Sugulle dhowr xabadood lagu dhuftay, xilli uu ka soo baxay masjid ku yaalla halkaasi.<\/p>\n<p>Kooxda falkaan dhaawaca geysatay ayaa goobta isaga baxsatay, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo howlgallo baaritaano ah sameeyey.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro wax faah faahin oo saraakiisha laamaha amniga Puntland ay ka bixiyeen dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa muddooyinkii dambe ka dhacayey falal liddi ku ah nabad gelyada, kuwaas oo u badan dilal qorsheysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxay toogasho lagu dhaawacay Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland. Rag ku hubeynaa bistoolado ayaa la sheegay in Nabdoonka ay ku dhawaaceen afafaaka hore hoygiisa oo ku yaalla masjid Faadumo ee magaaladaasi. Ilo deegaanka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142841,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa ka soo baxay toogasho lagu dhaawacay Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland. Rag ku hubeynaa bistoolado ayaa la sheegay in Nabdoonka ay ku dhawaaceen afafaaka hore hoygiisa oo ku yaalla masjid Faadumo ee magaaladaasi. Ilo deegaanka ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-01T07:46:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-01T07:53:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nabadoon-SUGULE.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"705\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"643\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/\",\"name\":\"Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nabadoon-SUGULE.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-01T07:46:31+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-01T07:53:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nabadoon-SUGULE.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nabadoon-SUGULE.jpg\",\"width\":705,\"height\":643},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa ka soo baxay toogasho lagu dhaawacay Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland. Rag ku hubeynaa bistoolado ayaa la sheegay in Nabdoonka ay ku dhawaaceen afafaaka hore hoygiisa oo ku yaalla masjid Faadumo ee magaaladaasi. Ilo deegaanka ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-01T07:46:31+00:00","article_modified_time":"2020-03-01T07:53:17+00:00","og_image":[{"width":705,"height":643,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nabadoon-SUGULE.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/","name":"Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nabadoon-SUGULE.jpg","datePublished":"2020-03-01T07:46:31+00:00","dateModified":"2020-03-01T07:53:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nabadoon-SUGULE.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nabadoon-SUGULE.jpg","width":705,"height":643},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabaddoon-cabdullaahi-cali-sugulle-oo-lagu-dhaawacay-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo lagu dhaawacay Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142833"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142834,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142833\/revisions\/142834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142841"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}