{"id":142838,"date":"2020-03-01T10:52:30","date_gmt":"2020-03-01T07:52:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142838"},"modified":"2020-03-01T12:03:53","modified_gmt":"2020-03-01T09:03:53","slug":"qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/","title":{"rendered":"Qoor Qoor oo lakulmay  Macalin Maxamuud+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug, garabka dowladda Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaac Macalin Maxamuud Sheekh Xasan.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa waxaa looga hadlay arrimo xasaasi ah, gaar ahaan dagaalladii ka dhacay magaaladaasi.<\/p>\n<p>Sida ay innoo xaqiijiyeen ilo ku dhow kulankaasi Qoor Qoor ayaa ugu horreyn hoggaanka Ahlu Sunna ku amaanay tanaasulka ay muujiyeen, wuxuunta tilmaamay in taasi ay soo afjareyso khilaafaadka in muddo ah hareeyay maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in labada dhinac ay iska kaashaan doonaan ka shaqeynta horumarinta deegaanada Galmudug iyo arrimaha dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>Dhankiisa Macalin Maxamuud Sheekh Xasan oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in haatan wixii ka dmabeeya ay si dhow ula dhaqeyn doonaan hoggaanka sare ee dowlad goboleedka Galmudug, si looga gudbo marxalada adag ee uu ku jiro maamulkaasi.<\/p>\n<p>Isbedalka cusub ee Galmudug ayaa yimid, kadib markii dagaal qaatay ku dhowaad 24-saac looga adkaaday hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca, taas oo shalay hoggaamiyaheedu shaaciyey inuu ka tanaasulay guud ahaan arrimaha siyaasadda ee maamulkaaasi.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-142838 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/1-24\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"552\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-300x173.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-768x442.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-696x400.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-730x420.jpg 730w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/2-14\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/3-15\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/3-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug, garabka dowladda Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaac Macalin Maxamuud Sheekh Xasan. Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa waxaa looga hadlay arrimo xasaasi ah, gaar ahaan dagaalladii ka dhacay magaaladaasi. Sida ay innoo xaqiijiyeen ilo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142839,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor Qoor oo lakulmay Macalin Maxamuud+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor Qoor oo lakulmay Macalin Maxamuud+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Galmudug, garabka dowladda Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaac Macalin Maxamuud Sheekh Xasan. Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa waxaa looga hadlay arrimo xasaasi ah, gaar ahaan dagaalladii ka dhacay magaaladaasi. Sida ay innoo xaqiijiyeen ilo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-01T07:52:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-01T09:03:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Qoor-Qoor-200x140-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"140\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/\",\"name\":\"Qoor Qoor oo lakulmay Macalin Maxamuud+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Qoor-Qoor-200x140-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-01T07:52:30+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-01T09:03:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Qoor-Qoor-200x140-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Qoor-Qoor-200x140-1.jpg\",\"width\":200,\"height\":140},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor Qoor oo lakulmay Macalin Maxamuud+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor Qoor oo lakulmay Macalin Maxamuud+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor Qoor oo lakulmay Macalin Maxamuud+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Galmudug, garabka dowladda Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaac Macalin Maxamuud Sheekh Xasan. Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa waxaa looga hadlay arrimo xasaasi ah, gaar ahaan dagaalladii ka dhacay magaaladaasi. Sida ay innoo xaqiijiyeen ilo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-01T07:52:30+00:00","article_modified_time":"2020-03-01T09:03:53+00:00","og_image":[{"width":200,"height":140,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Qoor-Qoor-200x140-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/","name":"Qoor Qoor oo lakulmay Macalin Maxamuud+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Qoor-Qoor-200x140-1.jpg","datePublished":"2020-03-01T07:52:30+00:00","dateModified":"2020-03-01T09:03:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Qoor-Qoor-200x140-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Qoor-Qoor-200x140-1.jpg","width":200,"height":140},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-lakulmay-macalin-maxamuud\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor Qoor oo lakulmay Macalin Maxamuud+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142838"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142838"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142863,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142838\/revisions\/142863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142839"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}