{"id":142907,"date":"2020-03-02T10:36:06","date_gmt":"2020-03-02T07:36:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142907"},"modified":"2020-03-02T10:36:06","modified_gmt":"2020-03-02T07:36:06","slug":"dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/","title":{"rendered":"DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mid ahaa xildhibaannadam laga soo doorto gobolka woqooyi bari ee Kenya ee safarka ku tagay Muqdisho ayaa sheegay in safarkoodu ahaa mid ay ku sii wargeliyeen madaxda sare ee dowlada Kenya iyo laamaha amniga.<\/p>\n<p>Isagoo la hadlayey idaacada VOA ayuu Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale sheegay in iyagoo 11 xildhibaan ah ay shalay u dhoofeen Muqdisho, ayna la kulmeen Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabaha aan kala hadalnay waxaa ka mid ahaa xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga dhinaca amaanka ee dhinaca xuduuda iyo la dagaalanka kooxda Al-Shabaab, muddo afar saacadood ah ayuuna qaatay kulanka aan la yeelanay Farmaajo\u201d ayuu yiri Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale.<\/p>\n<p>Waxaa uu beeniyey wararka la isla dhexmarayo ee sheegaya iney kula kulmeen Muqdisho taliyaha sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin ayna kala hadleen qorshe ka dhan ah siyaasada Kenya ee Somalia, isagoo sidoo kale meesha ka saaray in DF ay dhaqaale soo siisay.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyey sababta ay laamaha amaanka Kenya ugu xireen garoonka Wilson ee Nairobi ayuu sheegay inaan la xirin balse la baaray, lagana waayey lacago la sheegay iney ka soo qaateen DF, taasoo uu sheegay iney been abuur aheyd ka dibna la fasaxay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in safarkooda laga faafiyey warar been abuur ah oo ay ka mid yihiin iney qiyaamo qaran ku kaceen, isla markaana u duuleen Muqdisho, iyadoo aysan la socon dowlada Kenya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xoghayaha Wasaaradda Amniga Gudaha Kenya Moffat Kangi ayaa sheegay in 11-ka xildhibaan ee booqday Muqdisho aan dacwad lagu soo oogi doonin, lana fasaxay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay iin xildhibaanada ay sharaxaad ka bixiyeen safarkooda, islamarkaana ujeedka safarkooda uu la xiriiray arrimaha amniga iyo waxbarshada gobolka Waqooyi Bari, isagoo xusay in lagu qancay jawaabihii ay ka bixiyeen su\u2019aalihii la weydiiyey.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5310514.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mid ahaa xildhibaannadam laga soo doorto gobolka woqooyi bari ee Kenya ee safarka ku tagay Muqdisho ayaa sheegay in safarkoodu ahaa mid ay ku sii wargeliyeen madaxda sare ee dowlada Kenya iyo laamaha amniga. Isagoo la hadlayey idaacada VOA ayuu Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale sheegay in iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142867,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mid ahaa xildhibaannadam laga soo doorto gobolka woqooyi bari ee Kenya ee safarka ku tagay Muqdisho ayaa sheegay in safarkoodu ahaa mid ay ku sii wargeliyeen madaxda sare ee dowlada Kenya iyo laamaha amniga. Isagoo la hadlayey idaacada VOA ayuu Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale sheegay in iyagoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-02T07:36:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/\",\"name\":\"DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-02T07:36:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale oo ka mid ahaa xildhibaannadam laga soo doorto gobolka woqooyi bari ee Kenya ee safarka ku tagay Muqdisho ayaa sheegay in safarkoodu ahaa mid ay ku sii wargeliyeen madaxda sare ee dowlada Kenya iyo laamaha amniga. Isagoo la hadlayey idaacada VOA ayuu Xildhibaan Dr. Maxamed Daahiye Ducaale sheegay in iyagoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-02T07:36:06+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/","name":"DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg","datePublished":"2020-03-02T07:36:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaso-mid-ka-mid-ah-xildhibaannadii-lagu-xiray-nairobi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGASO:- Mid ka mid ah Xildhibaannadii lagu xiray Nairobi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142907"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142908,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142907\/revisions\/142908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142867"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}