{"id":142920,"date":"2020-03-02T12:57:39","date_gmt":"2020-03-02T09:57:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142920"},"modified":"2020-03-02T13:01:49","modified_gmt":"2020-03-02T10:01:49","slug":"daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF"},"content":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ah guddoomiyaha guddiga Dastuurta labada ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga dalka.<\/p>\n<p>Cabdi Qaybdiid oo wareysi siiyey TV-g Universal ayaa is barbar dhig ku sameeyey waxyaabaha u qabsoomay dowladda iyo kuwa ay ka gaabisay muddada ay jirto.<\/p>\n<p>Ugu horreyn wuxuu sheegay in dowladdu ay dadaal badan gelisay arrimaha siyaasadda iyo barnaamijka deyn cafinta oo haatan maraya meel wanaagsan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay ka gaabisay wax ka qabashada amniga iyo mas\u2019uuliyada ka saaran, isagoo xusay inuu go\u2019ay isku socodka gobollada dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa go\u2019ay isku socodka dadka iyo Ciidamada Gobollada Dalka, taas badalkeed Dowladda ciidamadii loogu talagalay in ay u isticmaalo isku furista waddooyinkaas ay geysay Gobollada kale ee dalka\u201d. ayuu ku yiri wareysiga uu bixiyey Cabdi Qaybdiid.<\/p>\n<p>Senatorka oo hadalkiisa sii wata ayaa dowladda ugu baaqay inay u diyaar garowdo, islamarkaana ay mas\u2019uuliyad iska saarto sugida amniga doorashada soo socota.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu u soo jeediyey madaxda Qaranka inay xooga saaraan arrimaha nabad gelyada iyo dib u heshiisiinta oo muhiim u ah geeddi socodka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo bilihii dambe dowladda lagu dhaleeceynayey in ciidamadii loogu talagalay inay la dagaalamaaan Al-Shabaab ay geysay deegaano ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Jubbaland oo ay haatan xiisado xoogan ka jiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/rYaMEwoaMmM\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ah guddoomiyaha guddiga Dastuurta labada ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga dalka. Cabdi Qaybdiid oo wareysi siiyey TV-g Universal ayaa is barbar dhig ku sameeyey waxyaabaha u qabsoomay dowladda iyo kuwa ay ka gaabisay muddada ay jirto. Ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142921,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ah guddoomiyaha guddiga Dastuurta labada ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga dalka. Cabdi Qaybdiid oo wareysi siiyey TV-g Universal ayaa is barbar dhig ku sameeyey waxyaabaha u qabsoomay dowladda iyo kuwa ay ka gaabisay muddada ay jirto. Ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-02T09:57:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-02T10:01:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-3.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"775\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"556\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-3.png\",\"datePublished\":\"2020-03-02T09:57:39+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-02T10:01:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-3.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-3.png\",\"width\":775,\"height\":556},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF - Wardoon","og_description":"Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ah guddoomiyaha guddiga Dastuurta labada ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo amniga dalka. Cabdi Qaybdiid oo wareysi siiyey TV-g Universal ayaa is barbar dhig ku sameeyey waxyaabaha u qabsoomay dowladda iyo kuwa ay ka gaabisay muddada ay jirto. Ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-02T09:57:39+00:00","article_modified_time":"2020-03-02T10:01:49+00:00","og_image":[{"width":775,"height":556,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-3.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/","name":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-3.png","datePublished":"2020-03-02T09:57:39+00:00","dateModified":"2020-03-02T10:01:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-3.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-3.png","width":775,"height":556},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdi-qaybdiid-oo-markii-ugu-horeysay-ee-deeyay-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdi Qaybdiid oo markii ugu horeysay ee deeyay DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142920"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142920"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142924,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142920\/revisions\/142924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142921"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}