{"id":142928,"date":"2020-03-02T20:03:30","date_gmt":"2020-03-02T17:03:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142928"},"modified":"2020-03-02T20:03:30","modified_gmt":"2020-03-02T17:03:30","slug":"gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii maxkamada Gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud Cumar ayaa la xaqiijiyey inuu ku geeriyoodey qarax lala eegtay gaadhigiisa xili uu sii gelayey hotel Xamdi oo ku yaal bariga magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay oo qarax gaari lagu xiro uu ka dhaco magaalada Laascaano. Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay masuuliyadda weerarkaan.<\/p>\n<p>xidhiidh aan la samaynay masuuliyiin kala duwa ayaa noo xaqiijiyet in gudoomiyuhu uu ku sugnaa xarun ay Wasaaradda Maaliyadu leedahay oo aan ka fogayn hotelka uu degan yahay intii aanu u dhaqaaqin dhinaca Hotelka oo qaraxu ku haleelay.<\/p>\n<p>Sida ay noo xaqiijinayaan dad goobta ka dhowaa ma jirin cid la saarayd gaadhiga waqtiga uu qaracu dhaxu dhacayey oo ahayda 5:35daqiiqo ee galabta, ilaa hadana masuuliyiinta amaanka iyo kuwa xukuumaduba waxa ay ku gaabsadeen in la baadhayo garaxan.<\/p>\n<p>Arintan ayaa ah mid walaac weyn ku soo kordhinaysa masuuliyiinta garsoorka oo sanado badan amaan ku sugnaa iyadoo horey qaar badan dil loogu geystey magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-142928 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/1gaa\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"539\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1gaa.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1gaa.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1gaa-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1gaa-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1gaa-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1gaa-696x521.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1gaa-561x420.jpg 561w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/attachment\/202032637187392242796380\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"719\" height=\"474\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg 719w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380-300x198.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380-696x459.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380-637x420.jpg 637w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii maxkamada Gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud Cumar ayaa la xaqiijiyey inuu ku geeriyoodey qarax lala eegtay gaadhigiisa xili uu sii gelayey hotel Xamdi oo ku yaal bariga magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool. Waa markii ugu horeysay oo qarax gaari lagu xiro uu ka dhaco magaalada Laascaano. Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay masuuliyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142930,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyihii maxkamada Gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud Cumar ayaa la xaqiijiyey inuu ku geeriyoodey qarax lala eegtay gaadhigiisa xili uu sii gelayey hotel Xamdi oo ku yaal bariga magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool. Waa markii ugu horeysay oo qarax gaari lagu xiro uu ka dhaco magaalada Laascaano. Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay masuuliyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-02T17:03:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"474\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/\",\"name\":\"Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-02T17:03:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg\",\"width\":719,\"height\":474},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Gudoomiyihii maxkamada Gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud Cumar ayaa la xaqiijiyey inuu ku geeriyoodey qarax lala eegtay gaadhigiisa xili uu sii gelayey hotel Xamdi oo ku yaal bariga magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool. Waa markii ugu horeysay oo qarax gaari lagu xiro uu ka dhaco magaalada Laascaano. Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay masuuliyadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-02T17:03:30+00:00","og_image":[{"width":719,"height":474,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/","name":"Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg","datePublished":"2020-03-02T17:03:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187392242796380.jpg","width":719,"height":474},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-maxkamada-gobolka-sool-oo-lagu-dilay-qarax-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool oo lagu dilay qarax +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142928"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142931,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142928\/revisions\/142931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142930"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}