{"id":142932,"date":"2020-03-02T20:19:02","date_gmt":"2020-03-02T17:19:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142932"},"modified":"2020-03-02T20:19:02","modified_gmt":"2020-03-02T17:19:02","slug":"ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/","title":{"rendered":"Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo"},"content":{"rendered":"<p>Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Nairobi ayaa qoray in ciidamada wasiirka amniga Jubaland Cabdirtashiid Janan lagu soo jebiyey dagaalkii ay maanta xuduudda Mandhera iyo Beled-Xaawo kula galeen ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wargeyska ayaa sheegay in ciidamada Jubaland oo ay \u201cusoo awood sheegteen\u201d kuwa dowladda Soomaaliya ay gabaad kasoo dhigteen, oo hadda lagu hayo saldhigga booliska Mandhera.<\/p>\n<p>Waxaa saldhigga dusha ka ilaalinaya ciidamada militariga Kenya ee KDF, sida warbixinta Daily Nation lagu sheegay.<\/p>\n<p>Dagaalka oo intiisa badan ka dhacay dhanka xuduuda ee Beled-Xaawo, ayaan waqti badan qaadan, kadib markii ciidanka Jubaland usoo carareen dhanka Mandhera, sida warbixinta ay tiri, Wargeyska ayaa sheegay in askarta saldhigga la keenay, oo ay galbiyeen militariga Kenya, ay gaarayaan illaa 30 askari, oo ay wehliyaan saraakiil, wuxuuna soo bandhigay sawir muujinaya.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma cadda halka uu ku dambeeyo wasiirka amniga Jubaland, iyo haddii uu weli degan yahay aagga xuduuda ee Border Point 1, oo markii hore uu gur ka kireystay.<\/p>\n<p>Hase yeeshee qaar ka mid ah saraakiisha sare ee Amniga ee Mandhera ayaa gabaad u raadsaday xero militari oo ciidanka Kenya ay ku leeyihiin xuduudda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, qaar ka mid ah dadka deegaanka Beled-Xaawo ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay ku dhinteen dagaalka maanta.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.nation.co.ke\/news\/Police-secure-Mandera-Somali-forces-clash\/1056-5475850-j9vq1bz\/index.html\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Nairobi ayaa qoray in ciidamada wasiirka amniga Jubaland Cabdirtashiid Janan lagu soo jebiyey dagaalkii ay maanta xuduudda Mandhera iyo Beled-Xaawo kula galeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Wargeyska ayaa sheegay in ciidamada Jubaland oo ay \u201cusoo awood sheegteen\u201d kuwa dowladda Soomaaliya ay gabaad kasoo dhigteen, oo hadda lagu hayo saldhigga booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142933,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Nairobi ayaa qoray in ciidamada wasiirka amniga Jubaland Cabdirtashiid Janan lagu soo jebiyey dagaalkii ay maanta xuduudda Mandhera iyo Beled-Xaawo kula galeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Wargeyska ayaa sheegay in ciidamada Jubaland oo ay \u201cusoo awood sheegteen\u201d kuwa dowladda Soomaaliya ay gabaad kasoo dhigteen, oo hadda lagu hayo saldhigga booliska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-02T17:19:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"494\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/\",\"name\":\"Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-4.png\",\"datePublished\":\"2020-03-02T17:19:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-4.png\",\"width\":744,\"height\":494},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo - Wardoon","og_description":"Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Nairobi ayaa qoray in ciidamada wasiirka amniga Jubaland Cabdirtashiid Janan lagu soo jebiyey dagaalkii ay maanta xuduudda Mandhera iyo Beled-Xaawo kula galeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Wargeyska ayaa sheegay in ciidamada Jubaland oo ay \u201cusoo awood sheegteen\u201d kuwa dowladda Soomaaliya ay gabaad kasoo dhigteen, oo hadda lagu hayo saldhigga booliska [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-02T17:19:02+00:00","og_image":[{"width":744,"height":494,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/","name":"Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-4.png","datePublished":"2020-03-02T17:19:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-4.png","width":744,"height":494},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-jubaland-oo-looga-adkaaday-b-xaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Jubaland oo looga adkaaday B\/Xaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142932"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142934,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142932\/revisions\/142934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142933"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}