{"id":142940,"date":"2020-03-03T10:20:39","date_gmt":"2020-03-03T07:20:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142940"},"modified":"2020-03-03T10:20:39","modified_gmt":"2020-03-03T07:20:39","slug":"madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay"},"content":{"rendered":"<p>Cabdiraxman Muxumed Cumar oo ay walaalo yihiin madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa lagu dhaawacay Tooray magaalada Dhagaxbuur xalay fiidnimadii sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan oo ah maamulaha Isbitaalka Dhagaxbuur ayaa dhaawaciisa la dhigay isla Isbitaalka guud uu maamulaha ka yahay halkaasoo haatan lagu daweynayo.<\/p>\n<p>Saraakiisha amaanka magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in la qabtay ninkii Toorida ku dhuftay Cabdiraxmaan haatana xabsiga la dhigay<\/p>\n<p>Weli si rasmi ah looma oga sababta uu ninkan Toorida ugu dhuftay maamulaha, balse ciidanka amaanka ayaa sheegaya iney wadaan baaritaano arrintan la xiriira.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142941\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg\" alt=\"\" width=\"549\" height=\"451\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg 549w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac-300x246.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac-511x420.jpg 511w\" sizes=\"(max-width: 549px) 100vw, 549px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdiraxman Muxumed Cumar oo ay walaalo yihiin madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa lagu dhaawacay Tooray magaalada Dhagaxbuur xalay fiidnimadii sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Cabdiraxmaan oo ah maamulaha Isbitaalka Dhagaxbuur ayaa dhaawaciisa la dhigay isla Isbitaalka guud uu maamulaha ka yahay halkaasoo haatan lagu daweynayo. Saraakiisha amaanka magaalada Dhagaxbuur ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142941,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdiraxman Muxumed Cumar oo ay walaalo yihiin madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa lagu dhaawacay Tooray magaalada Dhagaxbuur xalay fiidnimadii sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Cabdiraxmaan oo ah maamulaha Isbitaalka Dhagaxbuur ayaa dhaawaciisa la dhigay isla Isbitaalka guud uu maamulaha ka yahay halkaasoo haatan lagu daweynayo. Saraakiisha amaanka magaalada Dhagaxbuur ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-03T07:20:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"451\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/\",\"name\":\"Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-03T07:20:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg\",\"width\":549,\"height\":451},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay - Wardoon","og_description":"Cabdiraxman Muxumed Cumar oo ay walaalo yihiin madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa lagu dhaawacay Tooray magaalada Dhagaxbuur xalay fiidnimadii sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Cabdiraxmaan oo ah maamulaha Isbitaalka Dhagaxbuur ayaa dhaawaciisa la dhigay isla Isbitaalka guud uu maamulaha ka yahay halkaasoo haatan lagu daweynayo. Saraakiisha amaanka magaalada Dhagaxbuur ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-03T07:20:39+00:00","og_image":[{"width":549,"height":451,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/","name":"Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg","datePublished":"2020-03-03T07:20:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/dhaawac.jpg","width":549,"height":451},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-kililka-5aad-walaalkiis-oo-ladhaawacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwaynaha kililka 5aad walaalkiis oo ladhaawacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142940"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142942,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142940\/revisions\/142942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142941"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}