{"id":142946,"date":"2020-03-03T10:31:49","date_gmt":"2020-03-03T07:31:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142946"},"modified":"2020-03-03T10:31:49","modified_gmt":"2020-03-03T07:31:49","slug":"kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/","title":{"rendered":"Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dowladda Kenya saacadihii lasoo dhaafay ay geeysay Ciidamo aad u badan.<\/p>\n<p>Boqolaal Askari ayay dowladda Kenya geysay Mandheera oo shalay uu ku fiday dagaal xoogan oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland gaar ahaan kuwo taageersan Wasiirka amniga Jubbaland oo baxsad ah.<\/p>\n<p>In ka badan 25 Askari oo ka tirsan Ciidanka Jubbaland ayaa la sheegay inay gudaha u galeen Saldhiga ku yaalla Magaalada Mandheera, kadib markii uu xoogeystay dagaalkii shalay, waxaa sidaas baahisay warbaahinta Kenya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Warbaahinta Kenya ayaa qoreysa in Ciidanka Kenya ay taagerayaan Ciidanka maamulka Jubbaland ee ku sugan duleedka Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, waxaana weli taagan xiisad u dhexeeysa Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland.<\/p>\n<p>Si kastaba dagaalkii ka dhacay duleedka Balad-xaawo gaar ahaan meel u dhow Magaalada Mandheera ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac soo kala gaaray, waxaana halkaas ku dhintay 5 Askari, halka ay ku dhaawacmeen 16 ruux oo ay ku jiraan dad shacab ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dowladda Kenya saacadihii lasoo dhaafay ay geeysay Ciidamo aad u badan. Boqolaal Askari ayay dowladda Kenya geysay Mandheera oo shalay uu ku fiday dagaal xoogan oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142947,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dowladda Kenya saacadihii lasoo dhaafay ay geeysay Ciidamo aad u badan. Boqolaal Askari ayay dowladda Kenya geysay Mandheera oo shalay uu ku fiday dagaal xoogan oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-03T07:31:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/askar-kkn.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"529\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"352\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/\",\"name\":\"Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/askar-kkn.png\",\"datePublished\":\"2020-03-03T07:31:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/askar-kkn.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/askar-kkn.png\",\"width\":529,\"height\":352},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dowladda Kenya saacadihii lasoo dhaafay ay geeysay Ciidamo aad u badan. Boqolaal Askari ayay dowladda Kenya geysay Mandheera oo shalay uu ku fiday dagaal xoogan oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-03T07:31:49+00:00","og_image":[{"width":529,"height":352,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/askar-kkn.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/","name":"Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/askar-kkn.png","datePublished":"2020-03-03T07:31:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/askar-kkn.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/askar-kkn.png","width":529,"height":352},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ciidamo-soo-dhoobtay-mandheera\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo ciidamo soo dhoobtay Mandheera"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142946"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142946"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142948,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142946\/revisions\/142948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142947"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}