{"id":142955,"date":"2020-03-03T21:46:48","date_gmt":"2020-03-03T18:46:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142955"},"modified":"2020-03-03T21:46:48","modified_gmt":"2020-03-03T18:46:48","slug":"shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkadaha baara shidaalka ee Shell iyo Exxon.<br \/>\nHeshiiskan oo ah mid is afgarad oo bilow ah qorshe labadan shirkadood ay sahan uga bilaabayaan xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Batroolka Soomaliya C\/rashiid Maxamed Axmed ayaa soo dhoweeyey heshiiskan isagoo xusay inuu rajo badan ka qabo sahminta lagu sameynayo xeebaha Soomaaliya in guul laga gaari doono.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa yimid xilli Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo uu saxiixay sharciga lagu maamulayo Batroolka dalka kaasoo wadada u xaaraya sidii sahamin shidaal looga bilaabi lahaa dalka gaar ahaan beriga iyo badda.<\/p>\n<p>Keyd shidaal oo baaxad leh ayaa ku jira xeebaha Soomaaliya kaasoo dadka Soomaalida ka saari kara faqriga hadii la soo saaro, dhaqaalaha ka soo galana si cadaalad ah loo maamulo sida ay sheegeen khubarada caalamiga ah ee ku xeeldheer kheyraadka ku jira geeska afrika<\/p>\n<p>Si ay uga qeybgalaan tartanka baarista shidaalka ee Soomaaliya ayaa labadan shirkadood waxay sanadkii hore siiyeen dowlada Somalia lacag gaareysa 1.7 Malyan oo dollar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkadaha baara shidaalka ee Shell iyo Exxon. Heshiiskan oo ah mid is afgarad oo bilow ah qorshe labadan shirkadood ay sahan uga bilaabayaan xeebaha Soomaaliya. Wasiirka Batroolka Soomaliya C\/rashiid Maxamed Axmed ayaa soo dhoweeyey heshiiskan isagoo xusay inuu rajo badan ka qabo sahminta lagu sameynayo xeebaha Soomaaliya in guul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142956,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142955","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkadaha baara shidaalka ee Shell iyo Exxon. Heshiiskan oo ah mid is afgarad oo bilow ah qorshe labadan shirkadood ay sahan uga bilaabayaan xeebaha Soomaaliya. Wasiirka Batroolka Soomaliya C\/rashiid Maxamed Axmed ayaa soo dhoweeyey heshiiskan isagoo xusay inuu rajo badan ka qabo sahminta lagu sameynayo xeebaha Soomaaliya in guul [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-03T18:46:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/\",\"name\":\"Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-03-03T18:46:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large-1.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia - Wardoon","og_description":"Dowlada Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkadaha baara shidaalka ee Shell iyo Exxon. Heshiiskan oo ah mid is afgarad oo bilow ah qorshe labadan shirkadood ay sahan uga bilaabayaan xeebaha Soomaaliya. Wasiirka Batroolka Soomaliya C\/rashiid Maxamed Axmed ayaa soo dhoweeyey heshiiskan isagoo xusay inuu rajo badan ka qabo sahminta lagu sameynayo xeebaha Soomaaliya in guul [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-03T18:46:48+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/","name":"Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large-1.jpeg","datePublished":"2020-03-03T18:46:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large-1.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-shell-iyo-exxon-oo-heshiis-lagalay-dowlada-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadaha Shell iyo Exxon oo heshiis lagalay Dowlada Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142955"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142955"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142955\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142957,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142955\/revisions\/142957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142956"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}