{"id":142958,"date":"2020-03-04T01:37:33","date_gmt":"2020-03-03T22:37:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142958"},"modified":"2020-03-04T01:37:33","modified_gmt":"2020-03-03T22:37:33","slug":"daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ee laga soo dooto gobolka Waqooyi Bari, gaar ahaan is-maamulka Mandheera ayaa mudo kooban u qabtay in uu deegaanada is-maamulkaas uga baxo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan.<\/p>\n<p>Xildhibaanadaan oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Mandheera ayaa sheegay in hadii uu deegaanadooda 24-saac uga bixi waayo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ay awood u adeegsa doonaan, halka uu ku jirana ay ugu tegi doonaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan leenahay dowladda inta ninkaas joogo cabsi nagama dhamaaneyso, shalay dadkeena guryo badan ayaa dagaalkii uga dumay, waxaan ka rabnaa dowladda Kenya in dadka guryuhu ka dumeen mag dhaw lasiiyo oo dadkii ku wax yeeloobey mag-dhaw la siiyo, dadka reer Mandheerana waxaan u sheegeynaa in aan nahay madax u maqan oo ay ka go\u2019antahay in ninkaas ay ka saaraan Mandheera\u201dayuu yiri mid ka mid ah xildhibaanada.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa Janan ka codsaday in uu ka baxo dhulkooda, maadaama sida ay sheegeen dhibaato ay uga imaaneyso joogitaankiisa.<\/p>\n<p>\u201cAnaga Cabdirashiid waxaan u sheegeynaa Mandheera dad la\u2019aan maaha anagaa iska leh, walaalow naga bax, dagaal hadaa rabto Beled-Xaawo dhanka Kismaayo ka soo gal dhankaan lagama galo, dadkeena naftaa u keentay ilmaheena waa barakicisay, dhibka naheysta adigaa noo keenay walaalow inaad dhulkeena nooga baxdo ayaan kaa codsaneynaa\u201d ayey dheheen xildhibaanadan oo si wadajir ah ula hadlay warbaahinta.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan oo aad u careysnaa ayaa ku goodiyey in hadii Cabdirashiid Janan uu mudada ay u qabteen ku bixi waayo ay awood u militeri u adeegsanaayaan.<\/p>\n<p>\u201cHadaa bixi weyso militeri ayaan kuu adeegsaneynaa, orod ayaana kaaga saareynaa dhulkeena, walaaleheen reer Beled-Xaawo waxaan u sheegeyna dhibku waa nawada heystaa, reer Kenya ahaan hanoo dilinina, waan ognahay Cabdirashiid Janan in uu yahay nin dalkiisa soo qiyaamay, waana iska soo saareynaa\u201d ayuu yiri mid ka mid ah xildhibaanada warbaahinta kula hadlay Mandheera.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDalWalbaDadkiisaAyaaDhisaSomaliyaAanWadaDhisno%2Fvideos%2F1584821138341666%2F&amp;show_text=0&amp;width=867\" width=\"867\" height=\"676\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ee laga soo dooto gobolka Waqooyi Bari, gaar ahaan is-maamulka Mandheera ayaa mudo kooban u qabtay in uu deegaanada is-maamulkaas uga baxo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan. Xildhibaanadaan oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Mandheera ayaa sheegay in hadii uu deegaanadooda 24-saac uga bixi waayo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142916,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142958","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ee laga soo dooto gobolka Waqooyi Bari, gaar ahaan is-maamulka Mandheera ayaa mudo kooban u qabtay in uu deegaanada is-maamulkaas uga baxo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan. Xildhibaanadaan oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Mandheera ayaa sheegay in hadii uu deegaanadooda 24-saac uga bixi waayo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-03T22:37:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/\",\"name\":\"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-03-03T22:37:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ee laga soo dooto gobolka Waqooyi Bari, gaar ahaan is-maamulka Mandheera ayaa mudo kooban u qabtay in uu deegaanada is-maamulkaas uga baxo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan. Xildhibaanadaan oo galabta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Mandheera ayaa sheegay in hadii uu deegaanadooda 24-saac uga bixi waayo wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-03T22:37:33+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/","name":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large.jpeg","datePublished":"2020-03-03T22:37:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/large.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-looqabtay-inuu-24-saac-uga-baxo-mandhera\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Cabdirashiid Janan oo looqabtay inuu 24 saac uga baxo Mandhera"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142958"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142958"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142958\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142959,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142958\/revisions\/142959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142916"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}