{"id":143000,"date":"2020-03-05T10:31:22","date_gmt":"2020-03-05T07:31:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143000"},"modified":"2020-03-05T10:31:22","modified_gmt":"2020-03-05T07:31:22","slug":"ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ugaas Maxamed Wali, oo ka tirsan odayaasha dhaqanka ee Beesha Mariixaan ayaa laga raray hoteel uu daganaa kaas oo ku yaalla agagaarka Dabkal waxaana la dejiyay hoteel kale oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugaaskaan oo ay qaraabo yihiin Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan weerar afka ah ku qaaaday shirka Mudulood ee ka socda Muqdisho, inkastoo uu raali gelin ka bixiyay markii dambe.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/2020\/03\/02\/daawo-ugaaska-mareexaan-oo-raali-gelin-siiyay-beesha-mudullood\/\"><span style=\"color: #ff0000;\">Halkaan ka daawo raali gelintii Ugaas Maxamed Wali<\/span><\/a><\/p>\n<p>Ugaaska ayaa soowajahday cabsi amni, sidaas darteedna uu dalbanayo in laga raro hoteelkii uu dgaanaa lana geeyo meel u dhaw Villa Somalia, sida ay noo sheegeen xubno xog ogaal ah.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir Axmed Daaci, waxa uu warbaahinta ka sheegay in la is-dili doono hadii aan wax laga qaban dadka ay hoteel dejisay dowladda Soomaaliya, islamarkaana u gafay beesha Mudulood.<br \/>\nAxmed Daaci si gaar ah cidna uma magacaabin, balse waxa uu weeraray shakhsiyaadka dowladda taageera.<\/p>\n<p>Ugaas Maxamed Wali ayaa wixii hadalkaas ka dambeeyay raali gelin bixiyay hase yeeshee waxa uu wajahayaa handadaad iyo cabsi gelin, sida ay noo sheegeen xubno ka tirsan kuwa amaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale saraakiisha ayaa noo sheegay in Ugaaska lagala hadlay in uusan arrintaan saxaafadda ka sheegin, islamarkaana si hoose xal loogu raadin doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Maxamed Wali, oo ka tirsan odayaasha dhaqanka ee Beesha Mariixaan ayaa laga raray hoteel uu daganaa kaas oo ku yaalla agagaarka Dabkal waxaana la dejiyay hoteel kale oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya. Ugaaskaan oo ay qaraabo yihiin Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan weerar afka ah ku qaaaday shirka Mudulood ee ka socda Muqdisho, inkastoo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142905,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ugaas Maxamed Wali, oo ka tirsan odayaasha dhaqanka ee Beesha Mariixaan ayaa laga raray hoteel uu daganaa kaas oo ku yaalla agagaarka Dabkal waxaana la dejiyay hoteel kale oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya. Ugaaskaan oo ay qaraabo yihiin Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan weerar afka ah ku qaaaday shirka Mudulood ee ka socda Muqdisho, inkastoo uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-05T07:31:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"501\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/\",\"name\":\"Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-2.png\",\"datePublished\":\"2020-03-05T07:31:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-2.png\",\"width\":700,\"height\":501},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Ugaas Maxamed Wali, oo ka tirsan odayaasha dhaqanka ee Beesha Mariixaan ayaa laga raray hoteel uu daganaa kaas oo ku yaalla agagaarka Dabkal waxaana la dejiyay hoteel kale oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya. Ugaaskaan oo ay qaraabo yihiin Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan weerar afka ah ku qaaaday shirka Mudulood ee ka socda Muqdisho, inkastoo uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-05T07:31:22+00:00","og_image":[{"width":700,"height":501,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/","name":"Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-2.png","datePublished":"2020-03-05T07:31:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-2.png","width":700,"height":501},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-maxamed-wali-oo-kaguuray-hoteelkii-ay-df-ka-dejisay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ugaas Maxamed Wali oo kaguuray hoteelkii ay DF ka dejisay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143000"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143001,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143000\/revisions\/143001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142905"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}