{"id":143151,"date":"2020-03-08T12:54:10","date_gmt":"2020-03-08T09:54:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143151"},"modified":"2020-03-08T12:54:10","modified_gmt":"2020-03-08T09:54:10","slug":"cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/","title":{"rendered":"Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada muddooyinkii dambe ka dhacayay qeybo ka mid ah gobalada dalka, waxa uuna si gaara uga ahdlay dagaalka gobalka Gedo isaga oo dagaalkaasi ku tilmaamay mid sokeeye.<\/p>\n<p>Madaxweyne cabdiqaasim ayaa sheegay in dadka gobalka Gedo isku dilaya ay yihiin dad walaala ah waxa uuna cuqaasha deegaanadaasi ugu baaqay in ay colaadaasi soo afjaraan.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka ka socdo gobaladu inta badan waa sokeeye wax kale maahan dad walaala ah oo aan kala fogeyn ayaa isdilahaya, hadane Gedo waxaan Alle uga rajeynayaa in dagaalkaasi uu ka joogsado odoyaashana in ay ka qaataan talada oo dagaalka la joojiyo oo aan dadka lagu layn\u201d ayuu yiri madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan.<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweynihii hore ayaa tilmaamay in dowladda looga baahanyahay in ay khilaafaadka jira iyo meelaha ay ka aloolsanyihiin dagaalada in ay ku dhameyso heshiis iyo nabad.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cabdiqaasim mar uu arrintaasi ka hadlayay ayaa waxa uu yiri \u201cDowladda waxaa looga baahanyahay in wixii dagaalamaya ay dhexdhexaadiso wixii khilaafaad ah oo jirana nabad lagu dhameeyo ayaa looga baahanyahay in ay ka shaqeyso waana hubaa in ay ka shaqeynayso\u201d<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxa uu ku soo aadaya xilli gobalka Gedo ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa dowladda federaalka ah iyo maamulka Jubbaland oo ka dhalatay markii dowladdu gobalkaasi ciidamo ku daabushay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada muddooyinkii dambe ka dhacayay qeybo ka mid ah gobalada dalka, waxa uuna si gaara uga ahdlay dagaalka gobalka Gedo isaga oo dagaalkaasi ku tilmaamay mid sokeeye. Madaxweyne cabdiqaasim ayaa sheegay in dadka gobalka Gedo isku dilaya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143152,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada muddooyinkii dambe ka dhacayay qeybo ka mid ah gobalada dalka, waxa uuna si gaara uga ahdlay dagaalka gobalka Gedo isaga oo dagaalkaasi ku tilmaamay mid sokeeye. Madaxweyne cabdiqaasim ayaa sheegay in dadka gobalka Gedo isku dilaya ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-08T09:54:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/201729636222029816789374Cabdiqaasim.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"456\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/\",\"name\":\"Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/201729636222029816789374Cabdiqaasim.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-08T09:54:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/201729636222029816789374Cabdiqaasim.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/201729636222029816789374Cabdiqaasim.jpg\",\"width\":608,\"height\":456},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada muddooyinkii dambe ka dhacayay qeybo ka mid ah gobalada dalka, waxa uuna si gaara uga ahdlay dagaalka gobalka Gedo isaga oo dagaalkaasi ku tilmaamay mid sokeeye. Madaxweyne cabdiqaasim ayaa sheegay in dadka gobalka Gedo isku dilaya ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-08T09:54:10+00:00","og_image":[{"width":608,"height":456,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/201729636222029816789374Cabdiqaasim.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/","name":"Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/201729636222029816789374Cabdiqaasim.jpg","datePublished":"2020-03-08T09:54:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/201729636222029816789374Cabdiqaasim.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/201729636222029816789374Cabdiqaasim.jpg","width":608,"height":456},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiqaasim-salaad-xasan-dagaalka-kasocda-gedo-waa-mid-sokeeye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdiqaasim Salaad Xasan Dagaalka kasocda Gedo waa mid Sokeeye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143151"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143153,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143151\/revisions\/143153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143152"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}