{"id":143157,"date":"2020-03-08T20:40:13","date_gmt":"2020-03-08T17:40:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143157"},"modified":"2020-03-08T20:40:13","modified_gmt":"2020-03-08T17:40:13","slug":"ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/","title":{"rendered":"Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ee dhawaan isku dhiibay Ciidanka dowladda federaalka ayaa ka hadlay dagaalkii Magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwii Ahlu-Sunna.<\/p>\n<p>War-Saxaafadeed uu soo saarey Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa uu ku sheegay in intii ay ku sugnaayeen Xero Inji ee magaalada Dhuusamareeb la saarey cunaqabateyn, isla markaana la dul-dhigey \u201cciidamo dadka u diidaya in la galo xarunta lagana soo baxo.\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka uu soo saaray Sheekh Shaakir ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in weerarka lagu soo qaaday Ahlu Sunna ay fuliyeen ciidamo ay ku sheegeen inay ahaayeen kuwii loogu talagalay inay dagaal la galaan Al-Shabaab, ayna tababareen dalalka Mareykanka iyo Turkiga.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo qoraalka Ahlu Sunna lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya looga fadhiyo \u201cinay joojiso xasuuqa ay ku heyso\u201d shacabka deegaanada Galmudug iyo Belad-Xaawo oo ka tirsan Gobolka Gedo ee Jubaland.<\/p>\n<p>\u201cCid kasta oo ku fikareyso in Ahlu Sunna Waljamaaca laga tirtiri karo Gobolada Dhexe ama Soomaaliya waxa ay u hunguubi doonaan Insha Allaah sida Al-Shabaab uga guusteen inay maamulaan Gobolada Dhexe,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saareen Ahlu-Sunna<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Ahlu Sunna ayaa Beesha Caalamka ugu baaqday in aysan indhaha ka fiirsan caburin ay tilmaameen in lagu hayo shacabka deegaanada dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxda Ahlu Sunna ayaa dhammaan hadda ku sugan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland, waxaana maalmahaan u socdo shir ay uga tashanayaan aayahooda iyo sidii loo soo celin lahaa awooddii Ururka Ahlu Sunna.<\/p>\n<p><strong>Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxafaadeedka kasoo baxay Sheekh Shaakir<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-143157 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/1-25\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1242\" height=\"1748\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1.jpg 1242w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-213x300.jpg 213w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-728x1024.jpg 728w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-768x1081.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-1091x1536.jpg 1091w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-696x980.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-1068x1503.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/1-1-298x420.jpg 298w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/2-15\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"948\" height=\"1536\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1.jpg 948w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1-185x300.jpg 185w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1-632x1024.jpg 632w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1-768x1244.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1-696x1128.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2-1-259x420.jpg 259w\" sizes=\"(max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ee dhawaan isku dhiibay Ciidanka dowladda federaalka ayaa ka hadlay dagaalkii Magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwii Ahlu-Sunna. War-Saxaafadeed uu soo saarey Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa uu ku sheegay in intii ay ku sugnaayeen Xero Inji ee magaalada Dhuusamareeb la saarey cunaqabateyn, isla markaana la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143009,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143157","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ee dhawaan isku dhiibay Ciidanka dowladda federaalka ayaa ka hadlay dagaalkii Magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwii Ahlu-Sunna. War-Saxaafadeed uu soo saarey Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa uu ku sheegay in intii ay ku sugnaayeen Xero Inji ee magaalada Dhuusamareeb la saarey cunaqabateyn, isla markaana la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-08T17:40:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202035637189815923972527.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/\",\"name\":\"Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202035637189815923972527.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-08T17:40:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202035637189815923972527.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202035637189815923972527.jpg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay - Wardoon","og_description":"Hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ee dhawaan isku dhiibay Ciidanka dowladda federaalka ayaa ka hadlay dagaalkii Magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwii Ahlu-Sunna. War-Saxaafadeed uu soo saarey Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa uu ku sheegay in intii ay ku sugnaayeen Xero Inji ee magaalada Dhuusamareeb la saarey cunaqabateyn, isla markaana la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-08T17:40:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202035637189815923972527.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/","name":"Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202035637189815923972527.jpg","datePublished":"2020-03-08T17:40:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202035637189815923972527.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202035637189815923972527.jpg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-soo-rogaal-celisay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu-Sunna oo soo rogaal celisay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143157"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143157"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143160,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143157\/revisions\/143160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143009"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}