{"id":143213,"date":"2020-03-09T19:12:23","date_gmt":"2020-03-09T16:12:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143213"},"modified":"2020-03-09T19:12:23","modified_gmt":"2020-03-09T16:12:23","slug":"sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/","title":{"rendered":"Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay xayiraad toos ah oo dhanka safarada ah kusoo rogtay qaar ka mid ah wadamada laga helay Cuduruka Corona-Virus oo si aan caadi aheyn ugu faafayo adduunyada.<\/p>\n<p>Sacuudiga ayaa sheegtay inay xayiraad kumeel gaar ah kusoo rogtay safarada muwaadiniinta u dhalatay illaa 9 wadan oo laga helay cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Dowladda Sacuudiga ayaa sababta xayiraadaas ku sheegtay inay tahay sidii loo xakameyn lahaa faafitaanka cudurkaas oo gilgilay dunida oo dhan kaasoo markii hore kasoo bilowday wadamada Shiinaha.<\/p>\n<p>Wakaaladda wararka ee Sacuudiga ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan SPA ayaa sagaalka wadan ee ee muwaadiniinteeda xayiraadda la saaray ku kala sheegtay:<\/p>\n<p>Imaaraadka<br \/>\nBaxreyn<br \/>\nLubnaan<br \/>\nKuwait<br \/>\nKuuriyada Koonfureed<br \/>\nMasar<br \/>\nSuuriya<br \/>\nCiraaq<br \/>\nIyo Talyaaniga<\/p>\n<p>Sidoo kale Wakaaladda SPA ayaa sheegtay in go\u2019aanka uu la socdo amar kale oo ah in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo dhammaan muwaadiniinta wadamadaan kasoo jeedo ee Sacuudiga soo galay 14-kii maalin ee ugu dambeysay.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lasoo saaray amar lagu joojinayo duulimaadyada Hawada iyo Badd ee u dhaxeeyo Boqortooyada iyo dalalka sagaalka ah ee cudurkaan laga helay.<\/p>\n<p>Cudurka Coronavirus ayaa maalinba maalinta ka dambeyso kusii faafayo wadamo cusub oo ku yaalo adduunyada, waxaana ilaa hadda lagu guuleysan la\u2019yahay sidii looga hortagi lahaa faafintaanka cudurkaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aa.com.tr\/en\/middle-east\/saudi-arabia-stops-flight-ship-services-with-9-nations\/1759036\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay xayiraad toos ah oo dhanka safarada ah kusoo rogtay qaar ka mid ah wadamada laga helay Cuduruka Corona-Virus oo si aan caadi aheyn ugu faafayo adduunyada. Sacuudiga ayaa sheegtay inay xayiraad kumeel gaar ah kusoo rogtay safarada muwaadiniinta u dhalatay illaa 9 wadan oo laga helay cudurka Coronavirus. Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143214,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143213","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay xayiraad toos ah oo dhanka safarada ah kusoo rogtay qaar ka mid ah wadamada laga helay Cuduruka Corona-Virus oo si aan caadi aheyn ugu faafayo adduunyada. Sacuudiga ayaa sheegtay inay xayiraad kumeel gaar ah kusoo rogtay safarada muwaadiniinta u dhalatay illaa 9 wadan oo laga helay cudurka Coronavirus. Dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-09T16:12:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/thumbs_b_c_48662098bd693d1ad5205872b097c416.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/\",\"name\":\"Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/thumbs_b_c_48662098bd693d1ad5205872b097c416.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-09T16:12:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/thumbs_b_c_48662098bd693d1ad5205872b097c416.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/thumbs_b_c_48662098bd693d1ad5205872b097c416.jpg\",\"width\":864,\"height\":486},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan - Wardoon","og_description":"Dowladda Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay xayiraad toos ah oo dhanka safarada ah kusoo rogtay qaar ka mid ah wadamada laga helay Cuduruka Corona-Virus oo si aan caadi aheyn ugu faafayo adduunyada. Sacuudiga ayaa sheegtay inay xayiraad kumeel gaar ah kusoo rogtay safarada muwaadiniinta u dhalatay illaa 9 wadan oo laga helay cudurka Coronavirus. Dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-09T16:12:23+00:00","og_image":[{"width":864,"height":486,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/thumbs_b_c_48662098bd693d1ad5205872b097c416.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/","name":"Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/thumbs_b_c_48662098bd693d1ad5205872b097c416.jpg","datePublished":"2020-03-09T16:12:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/thumbs_b_c_48662098bd693d1ad5205872b097c416.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/thumbs_b_c_48662098bd693d1ad5205872b097c416.jpg","width":864,"height":486},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudi-carabiya-oo-9-wadan-kamamnuucay-inay-soogalaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sacuudi Carabiya oo 9 wadan kamamnuucay inay soogalaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143213"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143213"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143215,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143213\/revisions\/143215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143214"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}