{"id":143219,"date":"2020-03-10T10:07:34","date_gmt":"2020-03-10T07:07:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143219"},"modified":"2020-10-18T12:23:11","modified_gmt":"2020-10-18T09:23:11","slug":"kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/","title":{"rendered":"Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in caawa wasiirrada, xildhibaanada iyo Senator-ada beelaha Hawiye, kuwooda muxaafidka ah, uu shir uga socdo Hotelka Maa\u2019ida (Ex Naasa-hablood) laba oo ku yaalla afaafka hore ee madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha ku shirsan halkaas waxaa la sheegay in uu hoggaaminayo wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, isla markaana kulankaas looga hadlayo ka mid noqoshada xisbi ay yeelato Nabad iyo Nolol ee Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo in uu Kheyre isku soo taago xilka Madaxweynaha Soomaaliya marka la gaaro sanadka 2021-ka.<\/p>\n<p>Xubnaha iskugu yimid kulankaas ayaa ah kuwo taageersan Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre, waxayna ka baaraan degayaan sidii ay ku suurta geli laheyd in Kheyre uu isi soo sharaxo, markii lagaaro waqtiga doorashada Soomaaliya, iyadoo ay xusid mudantahay in horay madaxweyne Farmaajo uu u sheegay in ay soo wada dhisa doonaan hal xisbi oo weyn, kaas oo ay uga qeyb gelayaan doorashada soo socota.<\/p>\n<p>Horay siyaasiyiin iyo ganacsato ku beel ah Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa olole taageero loogu raadinayo uga billaabay magaalada Nairobi<br \/>\nIlo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xubnaha ololahan wada ay ku jiraan xildhibaano iyo qaar ka mid ah ganacsatada ugu caansan Muqdisho.<\/p>\n<p>Xubnahan ayaa la kulmaya ganacsatada Soomaalida ee Nairobi, oo ay ku jiraan kuwa kasoo jeeda deegaanada Soomaalida ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre weli si rasmi ah uma shaacin inuu yahay musharax, hase yeeshee waxaa aad loo rumeysan yahay inuu sidaas damacsan yahay, waxaana dadaallada socda ay horudhac u yihiin qorshaha uu ku xaqiijinayo taageero xooggan ka hor inta aanu ku dhowaaqin musharaxnimadiisa.<\/p>\n<p>Dadaallada ay wadaan xubnaha ku beesha ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa la rumeysan yahay inaysan ku dooneyn kaliya dhaqaale \u2018 Waa ay heli karaan dhaqaale ku filan\u2019 balse waxa ay raadinayaan taageero siyaasadeed.<\/p>\n<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa muddo laga sugayey inay ku dhowaaqdo xisbiga ay uga qeyb-galeyso doorashooyinka dalka ka dhacaya, basel weli waa ay ku guuleysan la\u2019dahay. Mid ka mid ah sababaha ugu weyn ayaa lagu sheegay in Kheyre uu diidan yahay inuu qeyb ka noqdo, inkasta oo madaxweyne Farmaajo uu sheegay inuu ka mid noqonayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in caawa wasiirrada, xildhibaanada iyo Senator-ada beelaha Hawiye, kuwooda muxaafidka ah, uu shir uga socdo Hotelka Maa\u2019ida (Ex Naasa-hablood) laba oo ku yaalla afaafka hore ee madaxtooyada Soomaaliya. Xubnaha ku shirsan halkaas waxaa la sheegay in uu hoggaaminayo wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, isla markaana kulankaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143219","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in caawa wasiirrada, xildhibaanada iyo Senator-ada beelaha Hawiye, kuwooda muxaafidka ah, uu shir uga socdo Hotelka Maa\u2019ida (Ex Naasa-hablood) laba oo ku yaalla afaafka hore ee madaxtooyada Soomaaliya. Xubnaha ku shirsan halkaas waxaa la sheegay in uu hoggaaminayo wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, isla markaana kulankaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-10T07:07:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-18T09:23:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/kheyre.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/\",\"name\":\"Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/kheyre.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-10T07:07:34+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-18T09:23:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/kheyre.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/kheyre.jpg\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in caawa wasiirrada, xildhibaanada iyo Senator-ada beelaha Hawiye, kuwooda muxaafidka ah, uu shir uga socdo Hotelka Maa\u2019ida (Ex Naasa-hablood) laba oo ku yaalla afaafka hore ee madaxtooyada Soomaaliya. Xubnaha ku shirsan halkaas waxaa la sheegay in uu hoggaaminayo wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, isla markaana kulankaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-10T07:07:34+00:00","article_modified_time":"2020-10-18T09:23:11+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/kheyre.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/","name":"Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/kheyre.jpg","datePublished":"2020-03-10T07:07:34+00:00","dateModified":"2020-10-18T09:23:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/kheyre.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/kheyre.jpg","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-bilaabay-ololahisa-musharaxnimo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre oo bilaabay ololahisa musharaxnimo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143219"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143219"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143221,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143219\/revisions\/143221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143220"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}