{"id":143268,"date":"2020-03-11T13:27:01","date_gmt":"2020-03-11T10:27:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143268"},"modified":"2020-03-11T13:27:01","modified_gmt":"2020-03-11T10:27:01","slug":"qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/","title":{"rendered":"Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Ciyaartoyda kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa la karaantiilay , waxaana caawa la baajiyay kulan katirsan Horyaalka Ingiriiska oo la filayay in ay la ciyaaraan kooxda Manchester City.<\/p>\n<p>Milkiilaha kooxda Olympiacos ee Evangelos Marinakis oo toddobaad ka hor ciyaartoyda Arsenal kula kulmay garoonkooda Etihad , waxaana shalay la xaqiijiyay in milkiilahan la kulmay ciyaartoyda laga helay xanuunka Caronavirus.<\/p>\n<p>Qaar katirsan ciyaartoyga Arsenal ayaa si gaar ah meel loogu karantiilay iyadoo laga shakisan yahay, laakiin lama sheegin haddii laga helay astaamaha iyo calaamadaha lagu garto xanuunkan.<\/p>\n<p>War kasoo baxay kooxda Arsenal ayaa lagu sheegay inay ogaatay in tiro ka mid ah ciyaartoygeedu ay la kulmeen Evangelos Marinakis markii uu yimid Emirates, February 27, si gaar ahna ay u karantiishay.<\/p>\n<p>\u201cTalooyinka caafimaad ee aanu helnay waxay muujinayaan inay halis ugu jiraan inuu ku dhaco Covid-19 oo khatar aad u hoosaysa ay ugu jiraan. Si kastaba, waxaanu si adag u raacaynaa tilmaamaha dawladda ee soo jeedinaya in qof kasta oo la kulma shaqsi uu helay fayrasku uu muddo 14 maalmood ah guriga ku karantiilaado laga bilaabo xilligii kulanka.\u201dayaa lagu yiri warka kasoo baxay kooxda Arsenal.<\/p>\n<p>Ciyaaraha caalamka ayaa saameyn badan waxaa ku yeeshay cudurkan faafaya ee Caronavirus, waxaana dalka Talyaaniga la joojiyay gabi ahaan ciyaaraha halka Horyaalada wadamada Yurub qaarkoodna lagu amray in lagu ciyaaro garoomo maran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaartoyda kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa la karaantiilay , waxaana caawa la baajiyay kulan katirsan Horyaalka Ingiriiska oo la filayay in ay la ciyaaraan kooxda Manchester City. Milkiilaha kooxda Olympiacos ee Evangelos Marinakis oo toddobaad ka hor ciyaartoyda Arsenal kula kulmay garoonkooda Etihad , waxaana shalay la xaqiijiyay in milkiilahan la kulmay ciyaartoyda laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143269,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3,4],"tags":[],"class_list":["post-143268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciyaartoyda kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa la karaantiilay , waxaana caawa la baajiyay kulan katirsan Horyaalka Ingiriiska oo la filayay in ay la ciyaaraan kooxda Manchester City. Milkiilaha kooxda Olympiacos ee Evangelos Marinakis oo toddobaad ka hor ciyaartoyda Arsenal kula kulmay garoonkooda Etihad , waxaana shalay la xaqiijiyay in milkiilahan la kulmay ciyaartoyda laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-11T10:27:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skysports-arsenal-eintracht_4850831.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/\",\"name\":\"Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skysports-arsenal-eintracht_4850831.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-11T10:27:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skysports-arsenal-eintracht_4850831.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skysports-arsenal-eintracht_4850831.jpg\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus - Wardoon","og_description":"Ciyaartoyda kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa la karaantiilay , waxaana caawa la baajiyay kulan katirsan Horyaalka Ingiriiska oo la filayay in ay la ciyaaraan kooxda Manchester City. Milkiilaha kooxda Olympiacos ee Evangelos Marinakis oo toddobaad ka hor ciyaartoyda Arsenal kula kulmay garoonkooda Etihad , waxaana shalay la xaqiijiyay in milkiilahan la kulmay ciyaartoyda laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-11T10:27:01+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skysports-arsenal-eintracht_4850831.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/","name":"Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skysports-arsenal-eintracht_4850831.jpg","datePublished":"2020-03-11T10:27:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skysports-arsenal-eintracht_4850831.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skysports-arsenal-eintracht_4850831.jpg","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ciyaartoyda-arsenal-oo-looga-shakiyay-caronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar kamid Ciyaartoyda Arsenal oo looga shakiyay Caronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143268"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143268"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143270,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143268\/revisions\/143270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143269"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}