{"id":143315,"date":"2020-03-12T13:04:08","date_gmt":"2020-03-12T10:04:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143315"},"modified":"2020-03-12T13:04:08","modified_gmt":"2020-03-12T10:04:08","slug":"filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/","title":{"rendered":"Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto uu soo saaray Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayuu xilka Wasiirka Haweenka iyo Caruurta Itoobiya ugu magacaabay Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Filsan Cabdullaahi Axmed .<\/p>\n<p>Gabadhan Soomaaliyeed oo soo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Soomaaliyeed xil wasiir ka qabata dowlada federaalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Filsan Cabdullaahi Axmed ayaa kamid aheyd dhalinyarada saameynta muuqata xiligan ku lahaa gudaha Itoobiya, waxa ayna gabadhan iska leedahay Telefishinka keliya ee madax bannaan ee laga furay gudaha deegaanka Soomaalida oo lagu Magacaabo (Nabad TV).<\/p>\n<p>Soomaalida kunool dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay magacaabista Filsan Cabdullaahi oo ay sheegeen in ay ka filayaan waxqabad muuqda, waxa ayna u muujiyeen gabadhan Soomaaliyeed garab istaag iyo taageero.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto uu soo saaray Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayuu xilka Wasiirka Haweenka iyo Caruurta Itoobiya ugu magacaabay Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Filsan Cabdullaahi Axmed . Gabadhan Soomaaliyeed oo soo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Soomaaliyeed xil wasiir ka qabata dowlada federaalka Itoobiya. Filsan Cabdullaahi Axmed ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143316,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto uu soo saaray Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayuu xilka Wasiirka Haweenka iyo Caruurta Itoobiya ugu magacaabay Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Filsan Cabdullaahi Axmed . Gabadhan Soomaaliyeed oo soo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Soomaaliyeed xil wasiir ka qabata dowlada federaalka Itoobiya. Filsan Cabdullaahi Axmed ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-12T10:04:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020311637195415610788642.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"545\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/\",\"name\":\"Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020311637195415610788642.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-12T10:04:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020311637195415610788642.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020311637195415610788642.jpg\",\"width\":660,\"height\":545},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya - Wardoon","og_description":"Wareegto uu soo saaray Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayuu xilka Wasiirka Haweenka iyo Caruurta Itoobiya ugu magacaabay Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Filsan Cabdullaahi Axmed . Gabadhan Soomaaliyeed oo soo jeeda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa noqotay gabadhii ugu horeesay oo Soomaaliyeed xil wasiir ka qabata dowlada federaalka Itoobiya. Filsan Cabdullaahi Axmed ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-12T10:04:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":545,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020311637195415610788642.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/","name":"Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020311637195415610788642.jpg","datePublished":"2020-03-12T10:04:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020311637195415610788642.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020311637195415610788642.jpg","width":660,"height":545},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/filsan-cabdullaahi-oo-noqotay-gabadhii-ugu-horeysay-ee-wasiir-kanoqota-itobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Filsan Cabdullaahi oo noqotay gabadhii ugu horeysay ee wasiir kanoqota Itobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143315"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143315"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143317,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143315\/revisions\/143317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143316"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}