{"id":143320,"date":"2020-03-13T09:58:57","date_gmt":"2020-03-13T06:58:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143320"},"modified":"2020-03-13T10:01:51","modified_gmt":"2020-03-13T07:01:51","slug":"tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/","title":{"rendered":"Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal Mikel Arteta, ayaa waxaa laga helay cudurka Coronavirus, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay kooxda.<\/p>\n<p>Kooxda Arsenal ayaa xirtay xarunteedii tababarka, islamarkaana shaqalaaha kooxda ee xiriirka la sameeyey Arteta dhowaanahan ayaa is iskood ah isaga go\u2019doomin doona bulshada inteeda kale.<\/p>\n<p>Arsenal waxay sheegtay inay jiraan dad badan, oo ay ku jiraan qaar ka mid ah cayaartoyda kooxda oo xiriir la sameeyey tababaraha.<\/p>\n<p>Bayaanka kooxda oo uu ku saxiixnaa agaasime Vinai Venkatesham ayaa lagu sheegay in tababare Arteta oo 37 jir ah, uu aad uga niyad jabay arrintan, balse uu dhiiranaan leeyahay.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan u niyad jabsanahay, waxaan tijaabada iska qaaday markii aan daal iska dareemay. Waxaan dib usoo laaban doonaa marka la ii ogolaado, oo aan soo kabto,\u201d ayuu yiri Arteta.<\/p>\n<p>\u201cMuhiimadeena koowaad waa dadkeena iyo caafimaadkooda, taas ayaana diiradda saari doonaa,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Kooxda Arsenal ayaa lagu wadaa inay Sabtida la cayaarto naadiga Brighton, cayaar ka tirsan horyaalka Premier League. Hase yeeshee Arsenal waxay sheegtay inay u badan tahay in taasi aysan dhici doonin.<\/p>\n<p>Horyaalka Premier League ayaa qoraal uu soo saaray Khamiista ku sheegay in kulamada ay u dhici doonaan sida loo qorsheeyey, inkasta oo uu jiro cudurka Coronavirus oo sii faafaya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.com\/sport\/football\/51865442\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal Mikel Arteta, ayaa waxaa laga helay cudurka Coronavirus, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay kooxda. Kooxda Arsenal ayaa xirtay xarunteedii tababarka, islamarkaana shaqalaaha kooxda ee xiriirka la sameeyey Arteta dhowaanahan ayaa is iskood ah isaga go\u2019doomin doona bulshada inteeda kale. Arsenal waxay sheegtay inay jiraan dad badan, oo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143322,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal Mikel Arteta, ayaa waxaa laga helay cudurka Coronavirus, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay kooxda. Kooxda Arsenal ayaa xirtay xarunteedii tababarka, islamarkaana shaqalaaha kooxda ee xiriirka la sameeyey Arteta dhowaanahan ayaa is iskood ah isaga go\u2019doomin doona bulshada inteeda kale. Arsenal waxay sheegtay inay jiraan dad badan, oo ay ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-13T06:58:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-13T07:01:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/111244123_arteta_getty2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"name\":\"Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/111244123_arteta_getty2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-13T06:58:57+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-13T07:01:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/111244123_arteta_getty2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/111244123_arteta_getty2.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus - Wardoon","og_description":"Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal Mikel Arteta, ayaa waxaa laga helay cudurka Coronavirus, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay kooxda. Kooxda Arsenal ayaa xirtay xarunteedii tababarka, islamarkaana shaqalaaha kooxda ee xiriirka la sameeyey Arteta dhowaanahan ayaa is iskood ah isaga go\u2019doomin doona bulshada inteeda kale. Arsenal waxay sheegtay inay jiraan dad badan, oo ay ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-13T06:58:57+00:00","article_modified_time":"2020-03-13T07:01:51+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/111244123_arteta_getty2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/","name":"Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/111244123_arteta_getty2.jpg","datePublished":"2020-03-13T06:58:57+00:00","dateModified":"2020-03-13T07:01:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/111244123_arteta_getty2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/111244123_arteta_getty2.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tababaraha-kooxda-arsenal-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tababaraha Kooxda Arsenal oo laga helay Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143320"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143321,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143320\/revisions\/143321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143322"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}