{"id":143323,"date":"2020-03-13T10:08:12","date_gmt":"2020-03-13T07:08:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143323"},"modified":"2020-03-13T10:08:12","modified_gmt":"2020-03-13T07:08:12","slug":"boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/","title":{"rendered":"Boqorka iyo boqorada  Norwey oo laga helay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Tv-ga Qaranka Norway ee NRK ayaa shaaciyey in boqorka iyo boqorada Norway, iyo dhowr wasiir oo katirsan dowlada la karantiilay, iyaga oo looga shakisan yahay inay qaadeen caabuqa Coronavirus.<\/p>\n<p>Boqorka iyo boqorada oo da\u00b4ahaan ah waayeel wali is heysta ayaa isbuucii hore booqasho ku tagay dalka Urdun, waxaana safarkooda ku weheliyay dhowr wasiir oo hada la karantiilay.<\/p>\n<p>Wasiiradda arrimaha dibadda Ine Marie Eriksen S\u00f8reide iyo wasiiradda ganacsiga Iselin Nyb\u00f8 ayaa ka mid ahaa xubnihii wasiiradda ahaa ee qoyska boqortooyada ku weheliyay booqashada Urdun.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Raisul Wasaaraha Norway, Solberg ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horeeyay uu xalay ugu dhintay dalkaas caabuqa Coronavirus.<\/p>\n<p>Qofka geeriyooday ayay Solberg xaqiijisay inuu ahaa qof waayeel ah oo xanuunka uu soo ritay maalmo kahor, waxaana lagu daaweynayay isbitaalka Ullev\u00e5l ee magaalada Oslo.<\/p>\n<p>Ilaa 704 qof oo kale ayaa la xaqiijiyay inuu cudurka ku dhacay, dalka Norwey waxaana la karantiilay kumanaan kale oo wali aan la xaqiijin inuu cudurka ku dhacay iyo in kale balse laga shakiyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tv-ga Qaranka Norway ee NRK ayaa shaaciyey in boqorka iyo boqorada Norway, iyo dhowr wasiir oo katirsan dowlada la karantiilay, iyaga oo looga shakisan yahay inay qaadeen caabuqa Coronavirus. Boqorka iyo boqorada oo da\u00b4ahaan ah waayeel wali is heysta ayaa isbuucii hore booqasho ku tagay dalka Urdun, waxaana safarkooda ku weheliyay dhowr wasiir oo hada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143324,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143323","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Boqorka iyo boqorada Norwey oo laga helay Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Boqorka iyo boqorada Norwey oo laga helay Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tv-ga Qaranka Norway ee NRK ayaa shaaciyey in boqorka iyo boqorada Norway, iyo dhowr wasiir oo katirsan dowlada la karantiilay, iyaga oo looga shakisan yahay inay qaadeen caabuqa Coronavirus. Boqorka iyo boqorada oo da\u00b4ahaan ah waayeel wali is heysta ayaa isbuucii hore booqasho ku tagay dalka Urdun, waxaana safarkooda ku weheliyay dhowr wasiir oo hada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-13T07:08:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/72061420.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"name\":\"Boqorka iyo boqorada Norwey oo laga helay Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/72061420.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-13T07:08:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/72061420.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/72061420.jpg\",\"width\":640,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Boqorka iyo boqorada Norwey oo laga helay Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Boqorka iyo boqorada Norwey oo laga helay Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Boqorka iyo boqorada Norwey oo laga helay Coronavirus - Wardoon","og_description":"Tv-ga Qaranka Norway ee NRK ayaa shaaciyey in boqorka iyo boqorada Norway, iyo dhowr wasiir oo katirsan dowlada la karantiilay, iyaga oo looga shakisan yahay inay qaadeen caabuqa Coronavirus. Boqorka iyo boqorada oo da\u00b4ahaan ah waayeel wali is heysta ayaa isbuucii hore booqasho ku tagay dalka Urdun, waxaana safarkooda ku weheliyay dhowr wasiir oo hada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-13T07:08:12+00:00","og_image":[{"width":640,"height":385,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/72061420.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/","name":"Boqorka iyo boqorada Norwey oo laga helay Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/72061420.jpg","datePublished":"2020-03-13T07:08:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/72061420.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/72061420.jpg","width":640,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqorka-iyo-boqorada-norwey-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Boqorka iyo boqorada Norwey oo laga helay Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143323"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143323"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143325,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143323\/revisions\/143325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143324"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}