{"id":143326,"date":"2020-03-13T10:13:55","date_gmt":"2020-03-13T07:13:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143326"},"modified":"2020-03-13T10:13:55","modified_gmt":"2020-03-13T07:13:55","slug":"shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha Zhao Lijian ayaa sheegay in ciidamahada Mareykanka ay keeneen cudurka CORONAVIRUS magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo ah meesha uu ka bilowday cudurkan caalamka ku sii faafaya.<\/p>\n<p>Zhao Lijian ayaa hadalkan ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka.<\/p>\n<p>\u201cKumuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee Mareykan ee uu cudurkaan ku dhaco, meeqa qofood ayaa cudurka qabta? Isbitaaladeey ku jiraan?. Waxay u egtahay in ciidanka Mareykanka ay cudurkaan keeneen. Dowladda Mareykanka waa in ay arrintaan ka run sheegtaa\u201d ayuu Zhao ku baahiyey twitterkiisa.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan sirdoonka ruushka ayaa horey u sheegay in laga yaabo viruskan inuu yahay dagaal dhinaca biology-ga ah oo maraykanku uu ka dambeeyo kaasoo ujeedadiisu tahay in lagu curyaamiyo dhaqaalaha Shiinaha oo sanadahan dambe si xowli ah u kobcayey.<\/p>\n<p>Iran oo sidoo kale cadaawad gaamurtay ay kala dhexeyso Maraykanka ayaa iyana horey u sheegtay tuhunka ay ka qabto in cudurkan uu yahay shirqool uu maraykanku ka dambeeyo<br \/>\nDowladda Mareykana ayaa ilaa iyo hadda wax jawaab ah aan ka bixin eedeymaha sheegaya in cudurkan ay iyagu ka dambeeyaan, iyadoo Maraykanka laftiisa uu dhibane u yahay cudurkan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/thediplomat.com\/2020\/03\/chinese-foreign-ministry-spokesperson-implies-us-military-brought-coronavirus-to-wuhan\/\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha Zhao Lijian ayaa sheegay in ciidamahada Mareykanka ay keeneen cudurka CORONAVIRUS magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo ah meesha uu ka bilowday cudurkan caalamka ku sii faafaya. Zhao Lijian ayaa hadalkan ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka. \u201cKumuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143327,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143326","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha Zhao Lijian ayaa sheegay in ciidamahada Mareykanka ay keeneen cudurka CORONAVIRUS magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo ah meesha uu ka bilowday cudurkan caalamka ku sii faafaya. Zhao Lijian ayaa hadalkan ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka. \u201cKumuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-13T07:13:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-11.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"663\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"448\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/\",\"name\":\"Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-11.png\",\"datePublished\":\"2020-03-13T07:13:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-11.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-11.png\",\"width\":663,\"height\":448},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus - Wardoon","og_description":"Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha Zhao Lijian ayaa sheegay in ciidamahada Mareykanka ay keeneen cudurka CORONAVIRUS magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo ah meesha uu ka bilowday cudurkan caalamka ku sii faafaya. Zhao Lijian ayaa hadalkan ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka. \u201cKumuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-13T07:13:55+00:00","og_image":[{"width":663,"height":448,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-11.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/","name":"Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-11.png","datePublished":"2020-03-13T07:13:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-11.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-11.png","width":663,"height":448},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-dal-uu-ku-tuhunsan-yahay-inuu-ka-dambeeyo-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shiinaha oo sheegay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143326"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143328,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143326\/revisions\/143328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143327"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}