{"id":143340,"date":"2020-03-13T19:47:49","date_gmt":"2020-03-13T16:47:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143340"},"modified":"2020-03-13T19:47:49","modified_gmt":"2020-03-13T16:47:49","slug":"daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise oo hoggaaninaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Puntland ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxa ay ka qeyb galayaan Shirka Wadatashiga Puntland ee furmaya 15-ka bishan, kaasi oo uu ku baaqay madaxweyne Deni kadib markii uu aad uga carrooday \u201cficillada madaxda dowladda dhexe.\u201d<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa ka jawaabay baaqii Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ee ahaa in dhamman siyaasiyiinta kasoo jeedda degaanada Puntland ay kasoo qeyb galaan shirka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee ma cadda sida tagitaankooda ay u arki doonaan madaxda saree e dowladda, si gara ah wasiir Cawad oo ah shaqsi xil sare ka haya dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warraka ayaa sheegaya inay suurta-gal tahay in joogitaankodoa Garoowe ay uga faa\u2019iideystaan inay isku soo dhoweeyaan madaxweyne Deni iyo madaxda dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Si kastaba, wafdigan maanta Garowe ayaa horay ugu fashilmay in ay dhex-dhexaadiyaan Madaxda maamulka Puntland iyo kuwa dowladda dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka Garoowe ayaa la filayaa in laga soo saaray go\u2019aanno ka dhan ah dowladda dhexe ee Soomaaliya, oo madaxweyne Deni uu horey ugu eedeeyey \u201ccarqaladeyn iyo dagaal ka dhan ah maamul goboleedyada dalka.\u201d<\/p>\n<p>Go\u2019aanada la filay inay kasoo baxaan shirka ayaa waxaa ka mid ah in Puntland qaadacdo doorashooyinka dalka laga qabanayo, maadaama ay horey uga hor-timid sharciga doorashooyinka, iyo inay si buuxda xiriirka ugu jartao dowladda dhexe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/t0LScwql4Uw\" width=\"870\" height=\"645\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise oo hoggaaninaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Puntland ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Wafdigan ayaa waxa ay ka qeyb galayaan Shirka Wadatashiga Puntland ee furmaya 15-ka bishan, kaasi oo uu ku baaqay madaxweyne Deni kadib markii uu aad uga carrooday \u201cficillada madaxda dowladda dhexe.\u201d Wafdiga ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143341,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise oo hoggaaninaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Puntland ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Wafdigan ayaa waxa ay ka qeyb galayaan Shirka Wadatashiga Puntland ee furmaya 15-ka bishan, kaasi oo uu ku baaqay madaxweyne Deni kadib markii uu aad uga carrooday \u201cficillada madaxda dowladda dhexe.\u201d Wafdiga ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-13T16:47:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-12.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"691\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"507\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-12.png\",\"datePublished\":\"2020-03-13T16:47:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-12.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-12.png\",\"width\":691,\"height\":507},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise oo hoggaaninaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Puntland ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Wafdigan ayaa waxa ay ka qeyb galayaan Shirka Wadatashiga Puntland ee furmaya 15-ka bishan, kaasi oo uu ku baaqay madaxweyne Deni kadib markii uu aad uga carrooday \u201cficillada madaxda dowladda dhexe.\u201d Wafdiga ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-13T16:47:49+00:00","og_image":[{"width":691,"height":507,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-12.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/","name":"DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-12.png","datePublished":"2020-03-13T16:47:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-12.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-12.png","width":691,"height":507},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-socda-dowlada-federaalka-oo-gaadhay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Socda Dowlada Federaalka Oo Gaadhay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143340"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143340"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143342,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143340\/revisions\/143342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143341"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}