{"id":143400,"date":"2020-03-16T10:28:32","date_gmt":"2020-03-16T07:28:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143400"},"modified":"2020-03-16T10:28:32","modified_gmt":"2020-03-16T07:28:32","slug":"daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash oo shalay hadal ka jeediyey shirka wadatashiga Puntland ee ka furmay magaalada Garowe ayaa meesha ka saaray tuhun laga qabay wada-shaqeynta isaga iyo madaxweyne Saciid Deni.<\/p>\n<p>Warar maalmahan la weriyey ayaa sheegayey inuu jiro khilaaf ka dhex oogan labada dhinac, hase yeeshee Karaash ayaa muujiyey in taasi aysan jirin.<\/p>\n<p>Karaash ayaa sheegay in isaga iyo Deni ay isku ra\u2019yi yihiin, islamarkaana dhamaan eedeymihii uu Madaxweyne Deni u jeediyey madaxda dowladda federaalka uu ku raacsanyahay.<\/p>\n<p>\u201cHadalkii xukuumad ahaan aan dhihi laheyn madaxweynaha ayaa noo yiri, waxaana rabaa in aan ku raacsanahay wax walba oo uu halkan ka sheegay, sababtoo ah waxaa jiray dardaaran ay isimada Puntland nasiiyeen, kaas oo ahaa in marnaba aysan kala jaheysan xukuumaddu ooh al aragti laga wada yeesho wax kasta, marka waxaan cadeynayaa in uusan nagu jirin wax saluug ah oo intii aan dhihi laheyn uu madaxweynuhu noo yiri,\u201d ayuu yiri Axmed Karaash.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in bulshada uu u cadeynayo in shirkani uusan aheyn mid looga soo hor jeedo dowladda federaalka, balse uu yahay mid looga tashanayo oo keliya aayaha Puntland, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Karaash ayaa sheegay in Puntland ay wax badani ka dhimanyihiin, isagoo carabka ku adkeeyey inay ku dadaalayaan sidii ay gacantooda ugu soo celin lahaayeen gobollada Sool iyo Sanaag oo uu sheegay in Somaliland ay ka aas-aastay jabhado.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan qirayaa in horumar weyn la gaarey, waxaan kaloo qirayaa in wax badani dhiman yihiin sida maalintii shirkii leys kugu yimid 98-dii iyo maanta waxbaa ka dhiman weli Puntland, gobollaa ka maqan. Waxaan ku dedaaleynaa in aan hanano wixii ka maqan gacanteena, Puntland oo dhameystirana aan isugu imaano shirka kan xiga,\u201d ayuu yiri mar kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GGgNDy7RJHM\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash oo shalay hadal ka jeediyey shirka wadatashiga Puntland ee ka furmay magaalada Garowe ayaa meesha ka saaray tuhun laga qabay wada-shaqeynta isaga iyo madaxweyne Saciid Deni. Warar maalmahan la weriyey ayaa sheegayey inuu jiro khilaaf ka dhex oogan labada dhinac, hase yeeshee Karaash ayaa muujiyey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143401,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash oo shalay hadal ka jeediyey shirka wadatashiga Puntland ee ka furmay magaalada Garowe ayaa meesha ka saaray tuhun laga qabay wada-shaqeynta isaga iyo madaxweyne Saciid Deni. Warar maalmahan la weriyey ayaa sheegayey inuu jiro khilaaf ka dhex oogan labada dhinac, hase yeeshee Karaash ayaa muujiyey in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-16T07:28:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-19.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"794\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"504\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/\",\"name\":\"DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-19.png\",\"datePublished\":\"2020-03-16T07:28:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-19.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-19.png\",\"width\":794,\"height\":504},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash oo shalay hadal ka jeediyey shirka wadatashiga Puntland ee ka furmay magaalada Garowe ayaa meesha ka saaray tuhun laga qabay wada-shaqeynta isaga iyo madaxweyne Saciid Deni. Warar maalmahan la weriyey ayaa sheegayey inuu jiro khilaaf ka dhex oogan labada dhinac, hase yeeshee Karaash ayaa muujiyey in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-16T07:28:32+00:00","og_image":[{"width":794,"height":504,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-19.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/","name":"DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-19.png","datePublished":"2020-03-16T07:28:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-19.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-19.png","width":794,"height":504},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-karaash-oo-beeniyay-inuu-khilaaf-kala-dhaxeeyo-dani\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Axmed Karaash oo beeniyay inuu khilaaf kala dhaxeeyo Dani"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143400"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143400"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143402,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143400\/revisions\/143402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143401"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}