{"id":143403,"date":"2020-03-16T10:41:02","date_gmt":"2020-03-16T07:41:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143403"},"modified":"2020-03-16T10:41:02","modified_gmt":"2020-03-16T07:41:02","slug":"daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Federaalka waa in ay faragelinta ka joojisaa Jubaland isla markaana ciidamada kasoo saartaa Gedo, sidda uu ku baaqay Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud [Faroole].<\/p>\n<p>Hadalkaas ayuu mudanaha ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ka sheegay furitaanka Shirweynaha Wadatashiga Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa cod dheer ku sheegay in maamulka madaxweyne Axmed Madoobe uusan aqoonsi kaga baahneyn dowlada Farmaajo \u201cmaadaama dastuurka uu ictiraafsan yahay\u201d.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata, Senator Faroole ayaa ku nuux-nuux saday ahmiyadda ay leedahay in lagu dhaqmo dastuurka ku meelgaarka ah.<\/p>\n<p>\u201cMaxaa lagu heshiinayaa? Waxaa lagu heshiinayaa sideedaba hal qodob oo federaal ah oo la jebiyey laguma heshiin karo. Waxyaabahaas<\/p>\n<p>maanta qaldan waxaa kamid ah faragelinta ciidan ee ka socota Gedo, mala aqbali karo. Waa in laga soo saaraa ciidamada gobolka Gedo, Jubaland waa in ay u madax-banaanaataa maamulkeeda, khilaaf hadii uu dhexdooda ka jiro iyagu ha dhameysteen, sidaas ayaan annagu ku talineynaa,\u201d ayuu caddeeyay.<\/p>\n<p>Wuxuu raaciyey: \u201cIctiraaf uma baahna dastuurkaa ictiraafey qodobka 120 baa ictiraafey waa in la aqbalaa baa ka dhiman, aqbala\u201d.<\/p>\n<p>Dhanka kale, xili uu ku taliyey in la dhameeyo arrimaha harsan, Faroole ayaa soo jeediyey in la aqbalo natiijadda doorashadii madaxtinimada Galmudug.<\/p>\n<p>Puntland ayuu carabka ku dhuftay in aysan qayb ka ahayn war-saxaafadeedka hogaankii Ahlu Sunna soo saarey markii ay socdaal ku tageen magaalada caasimada ah ee Garowe.<\/p>\n<p>Ahlu Sunna ayaa looga adkaaday siyaasadda Galmudug, waxaana xaruntoodii INJI la wareegay maamulka uu hogaamiyaha ka yahay Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor oo xukuumadda Khayre ka tirsanaa.<\/p>\n<p>Dowladda madaxweyne Farmaajo ayaa la wariyey in ay weerar ku tahay dhamaan maamul goboleedyadda aragti ahaan kasoo horjeeda, iyaddoo damacsan in ay ka hirgeliso halkaas hogaamiyeyaal taabacsan.<\/p>\n<p>Maamulka Axmed Madoobe ayuu xusay in uusan aqoonsi u baahneyn \u201cmaadaama dastuurka ictiraafsan yahay\u2019.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zcoGxhgEYIA\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Federaalka waa in ay faragelinta ka joojisaa Jubaland isla markaana ciidamada kasoo saartaa Gedo, sidda uu ku baaqay Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud [Faroole]. Hadalkaas ayuu mudanaha ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ka sheegay furitaanka Shirweynaha Wadatashiga Puntland. Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa cod dheer ku sheegay in maamulka madaxweyne Axmed Madoobe uusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143404,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143403","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Federaalka waa in ay faragelinta ka joojisaa Jubaland isla markaana ciidamada kasoo saartaa Gedo, sidda uu ku baaqay Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud [Faroole]. Hadalkaas ayuu mudanaha ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ka sheegay furitaanka Shirweynaha Wadatashiga Puntland. Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa cod dheer ku sheegay in maamulka madaxweyne Axmed Madoobe uusan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-16T07:41:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-20.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"509\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-20.png\",\"datePublished\":\"2020-03-16T07:41:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-20.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-20.png\",\"width\":675,\"height\":509},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d. - Wardoon","og_description":"Dowlada Federaalka waa in ay faragelinta ka joojisaa Jubaland isla markaana ciidamada kasoo saartaa Gedo, sidda uu ku baaqay Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud [Faroole]. Hadalkaas ayuu mudanaha ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ka sheegay furitaanka Shirweynaha Wadatashiga Puntland. Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa cod dheer ku sheegay in maamulka madaxweyne Axmed Madoobe uusan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-16T07:41:02+00:00","og_image":[{"width":675,"height":509,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-20.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/","name":"DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-20.png","datePublished":"2020-03-16T07:41:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-20.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-20.png","width":675,"height":509},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-axmed-madoobe-aqoonsi-kaga-baahna-dowlada-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- \u201cAxmed Madoobe aqoonsi kaga baahna dowlada Farmaajo\u201d."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143403"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143403"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143405,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143403\/revisions\/143405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143404"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}