{"id":143418,"date":"2020-03-16T14:14:43","date_gmt":"2020-03-16T11:14:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143418"},"modified":"2020-03-16T14:14:43","modified_gmt":"2020-03-16T11:14:43","slug":"ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/","title":{"rendered":"Ciidamada DF oo gudaha u galay  degmada Janaale"},"content":{"rendered":"<p>Wararka hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu ka qarxay magaalada Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada dawladda oo garabsanaya kuwa caalamiga ah ee taageera dawladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen magaalada, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.<\/p>\n<p>Goobjoogeyaal ah ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ku jiraan magaalada, oo ay dhinac ay ka qeybsadeen.<\/p>\n<p>Wararku waxay intaas ku darayaan in rasaas laga maqlay bartamaha magaalada taasi oo u dhaxaysa ciidamada dawladda iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab.<br \/>\nSaraakiisha milatariga dawladda oo magacooda ka gaabsaday ayaa sheegay in qorshuhu yahay in ciidamada dawladdu ay qabsadaan lana wareegaan gacan ku haynta Jannaale.<\/p>\n<p>Degmada Janaale ayaa ka tirsan degmooyinka ay mudada dheer maalayaan Al-Shabaab waana degmada saddexaad oo ay gobalkaas ka joogaan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab hadii ay gacantooda ka baxdo Janaale waxay ku hari doonaan Sablaale iyo Kuntuwaarey oo ka tirsan degmooyinka ay hadda maamulaan ee gobalka Shabeellada Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu ka qarxay magaalada Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada dawladda oo garabsanaya kuwa caalamiga ah ee taageera dawladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen magaalada, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Goobjoogeyaal ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143419,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada DF oo gudaha u galay degmada Janaale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada DF oo gudaha u galay degmada Janaale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu ka qarxay magaalada Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada dawladda oo garabsanaya kuwa caalamiga ah ee taageera dawladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen magaalada, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Goobjoogeyaal ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-16T11:14:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/\",\"name\":\"Ciidamada DF oo gudaha u galay degmada Janaale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-16T11:14:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada DF oo gudaha u galay degmada Janaale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada DF oo gudaha u galay degmada Janaale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada DF oo gudaha u galay degmada Janaale - Wardoon","og_description":"Wararka hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu ka qarxay magaalada Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada dawladda oo garabsanaya kuwa caalamiga ah ee taageera dawladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen magaalada, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Goobjoogeyaal ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-16T11:14:43+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/","name":"Ciidamada DF oo gudaha u galay degmada Janaale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","datePublished":"2020-03-16T11:14:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-df-oo-gudaha-u-galay-degmada-janaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada DF oo gudaha u galay degmada Janaale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143418"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143420,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143418\/revisions\/143420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143419"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}