{"id":143492,"date":"2020-03-17T20:04:58","date_gmt":"2020-03-17T17:04:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143492"},"modified":"2020-03-17T20:04:58","modified_gmt":"2020-03-17T17:04:58","slug":"daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay DF iyo maamul goboleedyada dalka iney ka soo qeyb galaan shir looga tashanayo xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka.<br \/>\nHadalka ayaa yimid ka dib markii galabta lagu soo gebageebeyey magaalada Garoowe shirkii wada tashiga Puntland, lagana soo saaray war-murtiyeed ka koobnaa 8 bog.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah War-murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa lagu sheegay in Puntland ay dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ku casuuntay shirweyne looga tashanayo xaaladda Siyaasadeed ee dalka, iyo khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka ku soo fool leh dowlada dhexe.<\/p>\n<p>Dadka falanqeeya Siyaasada Somalia ayaa sheegaya in DF ay u badan tahay ineysan aqbali doonin ka qeyb-galka shirka iyo Puntland ay horkacdo hagida nidaamka siyaasada dalka.<\/p>\n<p>Madaxda Dowladda federaalka ayaa horey marar badan ugu casuuntay Muqdisho Madaxweynaha Puntland Saciid Deni si looga wada hadlo meeshana loogana arrinsado khilaafka labada dhinac hase ahaatee Puntland wey ku gacan sertay.<\/p>\n<p>Puntland ayaa sidoo shaacisay iney qaadacday sharciga doorashooyinka heer federaal oo ay ansixiyeen Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu saxiixay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/rk9yvj6HLs8\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay DF iyo maamul goboleedyada dalka iney ka soo qeyb galaan shir looga tashanayo xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Hadalka ayaa yimid ka dib markii galabta lagu soo gebageebeyey magaalada Garoowe shirkii wada tashiga Puntland, lagana soo saaray war-murtiyeed ka koobnaa 8 bog. Mid ka mid ah War-murtiyeedka laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143493,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay DF iyo maamul goboleedyada dalka iney ka soo qeyb galaan shir looga tashanayo xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Hadalka ayaa yimid ka dib markii galabta lagu soo gebageebeyey magaalada Garoowe shirkii wada tashiga Puntland, lagana soo saaray war-murtiyeed ka koobnaa 8 bog. Mid ka mid ah War-murtiyeedka laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-17T17:04:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-24.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"701\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"476\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/\",\"name\":\"DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-24.png\",\"datePublished\":\"2020-03-17T17:04:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-24.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-24.png\",\"width\":701,\"height\":476},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay DF iyo maamul goboleedyada dalka iney ka soo qeyb galaan shir looga tashanayo xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Hadalka ayaa yimid ka dib markii galabta lagu soo gebageebeyey magaalada Garoowe shirkii wada tashiga Puntland, lagana soo saaray war-murtiyeed ka koobnaa 8 bog. Mid ka mid ah War-murtiyeedka laga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-17T17:04:58+00:00","og_image":[{"width":701,"height":476,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-24.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/","name":"DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-24.png","datePublished":"2020-03-17T17:04:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-24.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-24.png","width":701,"height":476},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dani-oo-df-iyo-maamul-goboleedyada-ku-casuumay-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Dani oo DF iyo Maamul goboleedyada ku casuumay Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143492"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143492"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143494,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143492\/revisions\/143494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143493"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}