{"id":143498,"date":"2020-03-17T20:19:36","date_gmt":"2020-03-17T17:19:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143498"},"modified":"2020-03-17T20:19:36","modified_gmt":"2020-03-17T17:19:36","slug":"daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/","title":{"rendered":"Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay Dilal Qorshaysan oo ka dhacay magaalada Laascaanood , Wuxuuna Fariin u diray Ciidamada.<\/p>\n<p>\u201cXalay waxaa la dilay taliyihii nabad-sugidda ee Laascaanood bil meelahaas ka horna waxaa la dilay xaakimkii, cadowgu wuu ku soo dhiiranayaa marka la dilo xaakimkii iyo sahankii, waa cadow innagu soo maqan, waxaynu arkaynaa dhibaatadan cudurka oo jirta in cadowgeeniina uu weerar innagu soo qaaday, kuwaas ka jawaabiddoodana diyaar baan u Noqonaynaa\u201d<\/p>\n<p>\u201cCadowgu marba meel ayuu kaasoo gelayaa, Wuxuu kugu dilaa gaadmo iyo dhuumasho oo ka xun dagaalka tooska ah, waana dagaal inagu soo kordhay haloo diyaar garoobo, waxaa la tooganayaa Haldoor, oo Haldoorku waa ninka uu cadowgu ka baqo, Ciidamada waxaa ku waajibay inay Feejignaadaan\u201d. Ayuu yidhi Biixi<\/p>\n<p>Hadlka Muuse Biixi ayaa kusoo adayaa iyadoo xalay magaalada Laascaanod lagu dilay Taliyihii Ciidamada Sirdoonka maamulka Somaliland ugu magacownaa gobolka Sool, Islamarkaana horay Qarax gaadhigiisa loogu xidhay loogu dilay Gudoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/67C2kXnu0bA\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay Dilal Qorshaysan oo ka dhacay magaalada Laascaanood , Wuxuuna Fariin u diray Ciidamada. \u201cXalay waxaa la dilay taliyihii nabad-sugidda ee Laascaanood bil meelahaas ka horna waxaa la dilay xaakimkii, cadowgu wuu ku soo dhiiranayaa marka la dilo xaakimkii iyo sahankii, waa cadow innagu soo maqan, waxaynu arkaynaa dhibaatadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143499,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay Dilal Qorshaysan oo ka dhacay magaalada Laascaanood , Wuxuuna Fariin u diray Ciidamada. \u201cXalay waxaa la dilay taliyihii nabad-sugidda ee Laascaanood bil meelahaas ka horna waxaa la dilay xaakimkii, cadowgu wuu ku soo dhiiranayaa marka la dilo xaakimkii iyo sahankii, waa cadow innagu soo maqan, waxaynu arkaynaa dhibaatadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-17T17:19:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/musa-b.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"829\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"528\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/\",\"name\":\"Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/musa-b.png\",\"datePublished\":\"2020-03-17T17:19:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/musa-b.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/musa-b.png\",\"width\":829,\"height\":528},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod - Wardoon","og_description":"Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay Dilal Qorshaysan oo ka dhacay magaalada Laascaanood , Wuxuuna Fariin u diray Ciidamada. \u201cXalay waxaa la dilay taliyihii nabad-sugidda ee Laascaanood bil meelahaas ka horna waxaa la dilay xaakimkii, cadowgu wuu ku soo dhiiranayaa marka la dilo xaakimkii iyo sahankii, waa cadow innagu soo maqan, waxaynu arkaynaa dhibaatadan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-17T17:19:36+00:00","og_image":[{"width":829,"height":528,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/musa-b.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/","name":"Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/musa-b.png","datePublished":"2020-03-17T17:19:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/musa-b.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/musa-b.png","width":829,"height":528},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-kaqayliyay-dilalkii-ka-dhacay-laascaanod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- Muuse Biixi oo kaqayliyay Dilalkii ka dhacay Laascaanod"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143498"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143500,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143498\/revisions\/143500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143499"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}