{"id":143513,"date":"2020-03-18T10:41:22","date_gmt":"2020-03-18T07:41:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143513"},"modified":"2020-03-18T10:42:41","modified_gmt":"2020-03-18T07:42:41","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/","title":{"rendered":"DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la xiro dhamaanba Goobaha Waxbarashada oo ay ku jiraan Jaamacadaha mudo ku dhan 15 cisho si looga hortago faafista cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa go\u2019aanka ku dhawaaqay isaga oo dhanka kale sheegay in la joojiyay Shirarka, Isku \u2013soo baxyada iyo waliba goobaha dadku ku kulmaan oo dhamaanba qeyb-weyn ka qaadanaya xakameynta cudurka.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku darray in Dowladdu meel gaar ah dhigtay $5 Milyan oo dollar oo loogu tala-galay in wax looga qabto caabuqa COVID- 19 oo la sheegay Soomaaliya in ilaa iyo hadda laga helay qof kaliya oo qaba cudurkan.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa ku howlan dhamaystirka xarumo lagu karantiilo, laguna hubiyo dadka looga shakiyo cudurka, halka Isbitaalka Martiini loo asteeyay in lagu daweeyay bukaannada uu cudurku haleelo<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed kala hadlay saameynta uu dhaqaalaha dalka ku yeelan karo caabuqaan iyo sida looga hortagi lahaa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada ugu baaqay in loo midoobo, ka hortagga caabuqan, isla markaana la raaco timaamaha hay\u2019adaha dowladda ee ku howlan howshan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/13cmlIGorMA\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la xiro dhamaanba Goobaha Waxbarashada oo ay ku jiraan Jaamacadaha mudo ku dhan 15 cisho si looga hortago faafista cudurka Coronavirus. Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa go\u2019aanka ku dhawaaqay isaga oo dhanka kale sheegay in la joojiyay Shirarka, Isku \u2013soo baxyada iyo waliba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143514,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143513","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la xiro dhamaanba Goobaha Waxbarashada oo ay ku jiraan Jaamacadaha mudo ku dhan 15 cisho si looga hortago faafista cudurka Coronavirus. Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa go\u2019aanka ku dhawaaqay isaga oo dhanka kale sheegay in la joojiyay Shirarka, Isku \u2013soo baxyada iyo waliba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-18T07:41:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-18T07:42:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020318637200973638699194.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/\",\"name\":\"DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020318637200973638699194.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-18T07:41:22+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-18T07:42:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020318637200973638699194.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020318637200973638699194.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la xiro dhamaanba Goobaha Waxbarashada oo ay ku jiraan Jaamacadaha mudo ku dhan 15 cisho si looga hortago faafista cudurka Coronavirus. Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa go\u2019aanka ku dhawaaqay isaga oo dhanka kale sheegay in la joojiyay Shirarka, Isku \u2013soo baxyada iyo waliba [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-18T07:41:22+00:00","article_modified_time":"2020-03-18T07:42:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020318637200973638699194.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/","name":"DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020318637200973638699194.jpg","datePublished":"2020-03-18T07:41:22+00:00","dateModified":"2020-03-18T07:42:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020318637200973638699194.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2020318637200973638699194.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xirtay-dhamaan-goobaha-waxbarashada-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO-Dowladda Soomaaliya oo xirtay dhamaan Goobaha Waxbarashada dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143513"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143513"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143517,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143513\/revisions\/143517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143514"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}