{"id":143518,"date":"2020-03-18T17:19:15","date_gmt":"2020-03-18T14:19:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143518"},"modified":"2020-03-18T17:19:15","modified_gmt":"2020-03-18T14:19:15","slug":"dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/","title":{"rendered":"Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Qaban qaabada Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ku Xigeenkiisa ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dib loo dhigey Munaasabadda sababo la xiriira xaalada dalka kusoo korortay ee Cudurka Cornavirus.<\/p>\n<p>Munaasabadda Caleem-saarka ayaa Guddiga waxaa ay horey u iclaamiyeen in la qabto 26-ka Bishan,hayeeshee dib loo dhigey sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAAL UU YUUSUF GARAAD KU FAAFIYEY BARAHA BULSHADA<\/strong><\/p>\n<p>Guddiga Qabanqaabada caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ku Xigeenkiisu ka dib markii uu qiimeeyay xaaladda uu dalku galay, dulinka Korona oo soo gaaray awgiis, wadatashina la sameeyay Madaxtooyada Galmudug, wuxuu go\u2019aansaday in dib loo dhigo munaasabadda Caleema saarka oo dhici lahayd 26-ka Maarso 2020.<\/p>\n<p>Guddigu wuxuu go\u2019aankan gaaray markii uu arkay saameynta ay xannibaadda dayaaraduhu ku yeelatay qurbajoogta Soomaaliyeed ee ka qeyb geli lahaa munaasabadda, arkay talada dhakhaatiirta, dhegeystayna soo jeedinta Dowladda Federaalka ee ah in la dhimo kulammada waaweyn.<\/p>\n<p>Guddigu wuxuu garawsaday baahida loo qabo in maskax, muruq iyo maalba la isugu geeyo ka hortagga faafidda dulinka Korona iyo daryeelka dadka qaada cudurka ka dhasha ee Covid-19.<\/p>\n<p>Caleema saarka waxaa la qaban doonaa xilli ku habboon kaas oo uu Guddigu la wadaagi doono Dadweynaha xilli gudboon.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Galmudug waxay muddo gaaban gudaheed faahfaahin rasmi ah ka bixin doontaa howlaha ay Madaxtooyada iyo Baarlamaanku ku dhaqaaqi doonaan maalmaha iyo toddobaadyada foodda nagu soo haya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Qaban qaabada Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ku Xigeenkiisa ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dib loo dhigey Munaasabadda sababo la xiriira xaalada dalka kusoo korortay ee Cudurka Cornavirus. Munaasabadda Caleem-saarka ayaa Guddiga waxaa ay horey u iclaamiyeen in la qabto 26-ka Bishan,hayeeshee dib loo dhigey sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143519,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Qaban qaabada Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ku Xigeenkiisa ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dib loo dhigey Munaasabadda sababo la xiriira xaalada dalka kusoo korortay ee Cudurka Cornavirus. Munaasabadda Caleem-saarka ayaa Guddiga waxaa ay horey u iclaamiyeen in la qabto 26-ka Bishan,hayeeshee dib loo dhigey sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-18T14:19:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/\",\"name\":\"Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-4.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-18T14:19:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-4.jpg\",\"width\":512,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor - Wardoon","og_description":"Guddiga Qaban qaabada Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ku Xigeenkiisa ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dib loo dhigey Munaasabadda sababo la xiriira xaalada dalka kusoo korortay ee Cudurka Cornavirus. Munaasabadda Caleem-saarka ayaa Guddiga waxaa ay horey u iclaamiyeen in la qabto 26-ka Bishan,hayeeshee dib loo dhigey sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-18T14:19:15+00:00","og_image":[{"width":512,"height":341,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/","name":"Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-4.jpg","datePublished":"2020-03-18T14:19:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-4.jpg","width":512,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dib-u-dhac-ku-yimid-caleemo-saarka-qoor-qoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dib u dhac ku yimid caleemo saarka Qoor Qoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143518"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143520,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143518\/revisions\/143520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143519"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}