{"id":143526,"date":"2020-03-18T19:56:08","date_gmt":"2020-03-18T16:56:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143526"},"modified":"2020-03-18T19:56:08","modified_gmt":"2020-03-18T16:56:08","slug":"daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga ucid Faysal Cali Waraabe oo maanta hadal ka jeediyey Munaasibad lagu Qabtay magaalada Hargeisa, ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Wasiiru Dawle ka tirsan DFS oo Shirkii Garoowe ka sheegay in looga baahan yahay Puntland inay soo Ceshato gobolada ka Maqan.<\/p>\n<p>Wuxuu ka dhaliilay dadkii Shirkaasi ka Qayb galay, wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Faysal ayaa wuxuu ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan Hadii aysan Joojin Colaada iyo duulaanka ka dhanka ah Somaliland , Sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cBallan waxaan ugu qaadnay Hadii ay Garoowe Joojin waydo Colaada, Inaynu iska dhigno Waxbarashada oo Garoowe aynu Qabsano, Hanjabaad ayay Naftii nooga jareen, Mar waxay imaanayaan Tukaraq, Marna Badhan Waxaa ballan ah inaan Tuulooyinka ay magaalooyinka dhigeen aan dhulka la sino\u201d Ayuu yidhi Faysal Waraabe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aLpZE03i7eE\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga ucid Faysal Cali Waraabe oo maanta hadal ka jeediyey Munaasibad lagu Qabtay magaalada Hargeisa, ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Wasiiru Dawle ka tirsan DFS oo Shirkii Garoowe ka sheegay in looga baahan yahay Puntland inay soo Ceshato gobolada ka Maqan. Wuxuu ka dhaliilay dadkii Shirkaasi ka Qayb galay, wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143527,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Xisbiga ucid Faysal Cali Waraabe oo maanta hadal ka jeediyey Munaasibad lagu Qabtay magaalada Hargeisa, ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Wasiiru Dawle ka tirsan DFS oo Shirkii Garoowe ka sheegay in looga baahan yahay Puntland inay soo Ceshato gobolada ka Maqan. Wuxuu ka dhaliilay dadkii Shirkaasi ka Qayb galay, wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-18T16:56:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuqaalka-wrb.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"959\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"517\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuqaalka-wrb.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-18T16:56:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuqaalka-wrb.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuqaalka-wrb.jpg\",\"width\":959,\"height\":517},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Xisbiga ucid Faysal Cali Waraabe oo maanta hadal ka jeediyey Munaasibad lagu Qabtay magaalada Hargeisa, ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Wasiiru Dawle ka tirsan DFS oo Shirkii Garoowe ka sheegay in looga baahan yahay Puntland inay soo Ceshato gobolada ka Maqan. Wuxuu ka dhaliilay dadkii Shirkaasi ka Qayb galay, wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-18T16:56:08+00:00","og_image":[{"width":959,"height":517,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuqaalka-wrb.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/","name":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuqaalka-wrb.jpg","datePublished":"2020-03-18T16:56:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuqaalka-wrb.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuqaalka-wrb.jpg","width":959,"height":517},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ku-hanjabay-inay-garoowe-qabsan-doonaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe oo ku Hanjabay inay Garoowe Qabsan doonaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143526"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143526"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143528,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143526\/revisions\/143528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143527"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}