{"id":143532,"date":"2020-03-19T01:12:25","date_gmt":"2020-03-18T22:12:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143532"},"modified":"2020-03-19T01:15:29","modified_gmt":"2020-03-18T22:15:29","slug":"khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/","title":{"rendered":"Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda"},"content":{"rendered":"<p>Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo wasiiru dowlaaha Cabdulqaadir Axmed Khayr, oo warqado is-burinaya isugu jawaabay.<\/p>\n<p>Warqadahan koowaad ayaa xilka looga qaaday Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda wasaaradda, halka tan kalena lagu buriyey warqadaas tilmaameysa xil ka qaadista.<\/p>\n<p>Warqadda koowaad oo kasoo baxday xaafiiska wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Cabdulqaadir Axmed Kheyr ayaa ku socotay xisaabiyaha guud ee Qaranka, waxaana loogu gudbiyey saxiixa Shirwac Cabdullahi Ibraahim oo warqadaas loogu magacaabay in uu noqdo agaasimaha maamulka iyo maaliyadda ee wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Warqad kale oo kasoo baxday xaafiiska wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad oo lagu socodsiiyey guddiga qaranka ee shaqaalaha rayidka dowladda, ayaa lagu buriyey magacaabista iyo saxiixa uu gudbiyey wasiiru dowlaha wasaaradda Cabdulqaadir Axmed Kheyr.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiir Cawad ayaa dhamaan hey\u2019adaha lagu socodsiiyey warqadii hore ku wargeliyey in uu buriyey magacaabistaas oo sida lagu xusay qoraalka kusoo baxday sifo sharci darro ah.<\/p>\n<p>Dhowr hey\u2019adood oo lagu xusay warqadda kasoo baxday xaafiiska wasiir Cawad ayaa sidoo kale lagu xusay in Saciid Aadan Jaamac uu weli yahay agaasimaha maamulka iyo maaliyadda ee wasaaradda arrimaha dibadda iyo is kaashiga caalamiga ah.<\/p>\n<p>Xog kale oo ay heshay Wardoon.net ayaa sheegeysa in arrintan aysan ka marneyn xafiisyada madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha. Cawad ayaad aad ugu dhow madaxweynaha, halka Khayr uu ku xiran yahay ra\u2019iisul wasaare Kheyre.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso labada warqadood<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe1.jpg\" alt=\"\" width=\"741\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe1.jpg 741w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe1-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe1-696x902.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe1-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 741px) 100vw, 741px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143534\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe-696x902-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"902\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe-696x902-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe-696x902-1-231x300.jpg 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/cawad-khe-696x902-1-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo wasiiru dowlaaha Cabdulqaadir Axmed Khayr, oo warqado is-burinaya isugu jawaabay. Warqadahan koowaad ayaa xilka looga qaaday Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda wasaaradda, halka tan kalena lagu buriyey warqadaas tilmaameysa xil ka qaadista. Warqadda koowaad oo kasoo baxday xaafiiska wasiiru dowlaha wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143535,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo wasiiru dowlaaha Cabdulqaadir Axmed Khayr, oo warqado is-burinaya isugu jawaabay. Warqadahan koowaad ayaa xilka looga qaaday Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda wasaaradda, halka tan kalena lagu buriyey warqadaas tilmaameysa xil ka qaadista. Warqadda koowaad oo kasoo baxday xaafiiska wasiiru dowlaha wasaaradda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-18T22:12:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-18T22:15:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/\",\"name\":\"Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-18T22:12:25+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-18T22:15:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda - Wardoon","og_description":"Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo wasiiru dowlaaha Cabdulqaadir Axmed Khayr, oo warqado is-burinaya isugu jawaabay. Warqadahan koowaad ayaa xilka looga qaaday Agaasimaha maamulka iyo maaliyadda wasaaradda, halka tan kalena lagu buriyey warqadaas tilmaameysa xil ka qaadista. Warqadda koowaad oo kasoo baxday xaafiiska wasiiru dowlaha wasaaradda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-18T22:12:25+00:00","article_modified_time":"2020-03-18T22:15:29+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/","name":"Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/page.jpg","datePublished":"2020-03-18T22:12:25+00:00","dateModified":"2020-03-18T22:15:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/page.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xoogan-oo-soo-kala-dhex-galay-madaxda-wasiirada-a-dibeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay madaxda Wasiirada A\/dibeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143532"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143532"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143538,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143532\/revisions\/143538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143535"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}