{"id":143567,"date":"2020-03-20T10:44:15","date_gmt":"2020-03-20T07:44:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143567"},"modified":"2020-03-20T10:44:15","modified_gmt":"2020-03-20T07:44:15","slug":"al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku dhowaanaya laba degmo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, maalmo kadib markii ay qabsadeen magaalada Janaale.<\/p>\n<p>War kasoo baxay ciidamada ayaa lagu sheegay in dagaal-yahanada Al-Shabaab ay billaabeen inay ka baxaan degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale, kadib markii ciidanka xoogga dalka ay agagaarkooda ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ciidan.<\/p>\n<p>Qorshaha ciidanka ayaa ah inay gacanta ku dhigaan labadaas degmo.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka ayaa nawaaxiga degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale ka billaabay howlgalo lagu baacsanayo dagaal-yahanada Al-Shabaab, kuwaasi oo inta badan haatan faarujiyay degmoyinkaasi, sida uu sheegay S\/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ah Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan deegaanka Janaale oo dhawaan laga saaray argagixisada.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in maleeshiyaadkii ka cararay Kuntuwaareey iyo Sablaale ay gaareen gobolka Jubbada Dhexe.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ciidaamada Xoogga dalka ayaa sheegay in howlgal qorsheeysan oo shalay gelinkii dambe ay kasameeyeen tuulooyinka Buulo Urunji, Malable iyo Tawakal, oo hoostaga degaanka Janaale ay kudileen 18 Shabaab ah.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka S\/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa sheegay howlgalka inuu yimid kadib markii dadka degaanka ay kusoo wargaliyeen maleeshiyaadka dhuumaaleeysanayay islamarkaasna ay qaadeen howlgal qorsheeysan oo ay fuliyeen kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor iyo danab.<\/p>\n<p>Jeneraal Cabdixamiid ayaa tilmaamay horjoogayaasha ladilay oo gaaraya sadax in magacyadooda dib ay kasoo sheegi doonaan balse mid kami oo lagu magacaabo Muxudiin Shiikh Cabdi (Al-anzaari) kaasi oo qaabilsanaa Janaale ilaa Aawdheegle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku dhowaanaya laba degmo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, maalmo kadib markii ay qabsadeen magaalada Janaale. War kasoo baxay ciidamada ayaa lagu sheegay in dagaal-yahanada Al-Shabaab ay billaabeen inay ka baxaan degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale, kadib markii ciidanka xoogga dalka ay agagaarkooda ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Qorshaha ciidanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143568,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143567","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku dhowaanaya laba degmo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, maalmo kadib markii ay qabsadeen magaalada Janaale. War kasoo baxay ciidamada ayaa lagu sheegay in dagaal-yahanada Al-Shabaab ay billaabeen inay ka baxaan degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale, kadib markii ciidanka xoogga dalka ay agagaarkooda ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Qorshaha ciidanka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-20T07:44:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/86839903_019414866-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/86839903_019414866-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-20T07:44:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/86839903_019414866-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/86839903_019414866-1.jpg\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale - Wardoon","og_description":"Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku dhowaanaya laba degmo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, maalmo kadib markii ay qabsadeen magaalada Janaale. War kasoo baxay ciidamada ayaa lagu sheegay in dagaal-yahanada Al-Shabaab ay billaabeen inay ka baxaan degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale, kadib markii ciidanka xoogga dalka ay agagaarkooda ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Qorshaha ciidanka ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-20T07:44:15+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/86839903_019414866-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/","name":"Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/86839903_019414866-1.jpg","datePublished":"2020-03-20T07:44:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/86839903_019414866-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/86839903_019414866-1.jpg","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-isaga-carartay-kuntuwaareey-iyo-sablaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo isaga carartay Kuntuwaareey iyo Sablaale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143567"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143567"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143569,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143567\/revisions\/143569"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143568"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}