{"id":143580,"date":"2020-03-20T22:43:58","date_gmt":"2020-03-20T19:43:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143580"},"modified":"2020-03-20T22:43:58","modified_gmt":"2020-03-20T19:43:58","slug":"daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Wafdigii dowladda federaalka ee dhowaan ka qeyb-galay Shirweynihii Wada-tashiga Puntland ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay kaga soo hor-jeesteen qaar kamid ah qodobo ku jiray War-murtiyeedkii laga soo saaray shirkaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu ugu horeynta soo dhoweynayo Go\u2019aankii uu Madaxweyne Deni ku aqbalay tagida magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiir Cawad ayaa xusay in Safarkaasi uu wax weyn tari doono maadama uu Deni kulamo la qaadan doono Madaxda ugu sareysa dalka, Farmaajo iyo Kheyre.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu bogaadiyey qabashada Shirweynaha wada-tashiga Puntland, oo socday muddo ku siman saddex cisho ah.<\/p>\n<p>Cawad ayaa si weyn uga hor-yimid qodobo ku jiray War-murtiyeedka shirkaasi laga soo saaray, gaar ahaan qeybta sida gaarka ah farta ugu fiiqeysa DF.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa waxa kale oo uu sheegay in uu ka xun yahay wax uu ugu yeeray erayo xanaf leh oo War-murtiyeedkaasi ku bartilmaamedsaday maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan diidan nahay go\u2019aamada lagu sheegay war-murtiyeedka shirka ka soo baxay, qeybta ku saabsan Dowladda federaalka oo aan marnaba ka turjumeyn hadal soo jeedintii iyo doodihii shirka\u201d ayuu yiri Wasiir Cawad.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas sii raaciyey \u201cWaxaan ka xunahay oo aan rabnaa in aan halkaan ka cadeyno eraydii xanafta lahaa ee war-murtiyeedku kusoo baxay ee weliba loo geystay maamulada kale, taas oo qeyb ka aheyn ajendihii shirka kuna jirin hadal soo jeedintii wafdiyadii, isla markaana ku jirin doodihii shirka\u201d.<\/p>\n<p>War-murtiyeedka dhowaan laga soo saaray Shirweynaha wada-tashiga Puntland ayaa qeyb kamid ah lagu sheegay in dowladda federaalku ay ka weecatay nidaamkii federaaleynta dalka, iyadoona lagu sheegay in xubnaha Shirweynuhu ay ka muujiyeen wel-wel fara-gelinta qaawan ee DF ku hayso maamulada dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Cj_qhZQlYL8\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigii dowladda federaalka ee dhowaan ka qeyb-galay Shirweynihii Wada-tashiga Puntland ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay kaga soo hor-jeesteen qaar kamid ah qodobo ku jiray War-murtiyeedkii laga soo saaray shirkaasi. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu ugu horeynta soo dhoweynayo Go\u2019aankii uu Madaxweyne Deni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143581,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdigii dowladda federaalka ee dhowaan ka qeyb-galay Shirweynihii Wada-tashiga Puntland ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay kaga soo hor-jeesteen qaar kamid ah qodobo ku jiray War-murtiyeedkii laga soo saaray shirkaasi. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu ugu horeynta soo dhoweynayo Go\u2019aankii uu Madaxweyne Deni [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-20T19:43:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"435\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/\",\"name\":\"DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-20T19:43:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates.jpg\",\"width\":770,\"height\":435,\"caption\":\"Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad speaks during an interview with Reuters in Mogadishu, Somalia April 20, 2018 REUTERS\/Feisal Omar\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe - Wardoon","og_description":"Wafdigii dowladda federaalka ee dhowaan ka qeyb-galay Shirweynihii Wada-tashiga Puntland ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay kaga soo hor-jeesteen qaar kamid ah qodobo ku jiray War-murtiyeedkii laga soo saaray shirkaasi. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu ugu horeynta soo dhoweynayo Go\u2019aankii uu Madaxweyne Deni [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-20T19:43:58+00:00","og_image":[{"width":770,"height":435,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/","name":"DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates.jpg","datePublished":"2020-03-20T19:43:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates.jpg","width":770,"height":435,"caption":"Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad speaks during an interview with Reuters in Mogadishu, Somalia April 20, 2018 REUTERS\/Feisal Omar"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-axmed-cawad-oo-diiday-qodobadii-shirkii-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Wasiir Axmed Cawad oo diiday qodobadii shirkii Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143580"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143580"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143582,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143580\/revisions\/143582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143581"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}