{"id":143595,"date":"2020-03-21T11:31:12","date_gmt":"2020-03-21T08:31:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143595"},"modified":"2020-03-21T21:25:45","modified_gmt":"2020-03-21T18:25:45","slug":"puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/","title":{"rendered":"Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka Jawaabtay hadal shalay kasoo yeeray Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay uga soo horjeesteen qodobo ku jiray Shirkii wadatashiga Puntland ee dhawaan lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Wasiiro ka tirsan Puntland oo shir Jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in Shirkii wadatashiga Puntland loo qabtay dadka kunool deegaanada Puntland oo kaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirada ayaa waxaa ay sheegeen in Shirka Garoowe aysan door laheyn Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana Ujeedkiisa uu ahaa in looga hadlo aayaha Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirada Puntland waxaa kaloo ay sheegeen in Safarka Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ee Muqdisho uu kaliya yahay gogol xaarka Shirka Puntland ku baaqday ee dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Wasiirada ayaa shaaciyay in xiligaan uu Madaxweynaha Puntland wada-hadal la yeelan doonin Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/N9Do2VtDV_Q\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka Jawaabtay hadal shalay kasoo yeeray Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay uga soo horjeesteen qodobo ku jiray Shirkii wadatashiga Puntland ee dhawaan lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe. Wasiiro ka tirsan Puntland oo shir Jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in Shirkii wadatashiga Puntland loo qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143561,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka Jawaabtay hadal shalay kasoo yeeray Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay uga soo horjeesteen qodobo ku jiray Shirkii wadatashiga Puntland ee dhawaan lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe. Wasiiro ka tirsan Puntland oo shir Jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in Shirkii wadatashiga Puntland loo qabtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-21T08:31:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-21T18:25:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/\",\"name\":\"Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-21T08:31:12+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-21T18:25:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO - Wardoon","og_description":"Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka Jawaabtay hadal shalay kasoo yeeray Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay uga soo horjeesteen qodobo ku jiray Shirkii wadatashiga Puntland ee dhawaan lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe. Wasiiro ka tirsan Puntland oo shir Jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in Shirkii wadatashiga Puntland loo qabtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-21T08:31:12+00:00","article_modified_time":"2020-03-21T18:25:45+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/","name":"Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg","datePublished":"2020-03-21T08:31:12+00:00","dateModified":"2020-03-21T18:25:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-u-jawaabay-wasiiradii-dowladda-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland Oo U Jawaabay Wasiiradii Dowladda Somalia+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143595"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143595"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143602,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143595\/revisions\/143602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143561"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}