{"id":143610,"date":"2020-03-21T21:41:19","date_gmt":"2020-03-21T18:41:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143610"},"modified":"2020-03-21T21:41:19","modified_gmt":"2020-03-21T18:41:19","slug":"daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii u horeysay si rasmiya uga hadashay muranka Hawada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa sheegtay in Dowladda federaalku ay dhowrto \u201cjaarnimada kala dhaxeysa\u201d, maadama ay yihiin Labo dowladood oo jaar ah, sida uu sheegay Mareeyaha guud ee duulista iyo hawada Somaliland.<\/p>\n<p>Cabdi Maxamed Rodol, Mareeyaha guud ee duulista iyo hawada Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in go\u2019aamadoodii dhanka Duulimaadyada ay sidoodii u hirgaleen.<\/p>\n<p>Rodol ayaa xusay in Somaliland ay u madax-banaan tahay xuduudaheeda maamulkooda, isagoona hoosta ka xariiqay in maamulka Hawadooda ay mas\u2019uuliyadeeda ay leedahay Xukuumada Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu dowladda federaalka ku eedeyay inay ka faa\u2019iideysaneyso Wax caalamiya oo ka dhaxeeya dunida, inkasta oo uusan si cad u carabaabin, balse uu xusay in DF ay isku dayeyso inay khal-khal galiso arrinkaasi.<\/p>\n<p>Maareeyuhu gebi ahaanba kama hadal Diyaaradii dhowaan laga celiyay Hawada Somaliland, oo Dowladda federaalku ku wargelisay inaysan ka dagi karin Hargeysa, Xogo cusub ayaa tibaaxaysa in Garoonka Hargeysa ka soo dagtay diyaarad ka timid Muqdisho, midaasi oo hore u xayirtay xukuumada Biixi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ViQJQFag9k4\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii u horeysay si rasmiya uga hadashay muranka Hawada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Somaliland ayaa sheegtay in Dowladda federaalku ay dhowrto \u201cjaarnimada kala dhaxeysa\u201d, maadama ay yihiin Labo dowladood oo jaar ah, sida uu sheegay Mareeyaha guud ee duulista iyo hawada Somaliland. Cabdi Maxamed Rodol, Mareeyaha guud ee duulista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143611,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii u horeysay si rasmiya uga hadashay muranka Hawada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Somaliland ayaa sheegtay in Dowladda federaalku ay dhowrto \u201cjaarnimada kala dhaxeysa\u201d, maadama ay yihiin Labo dowladood oo jaar ah, sida uu sheegay Mareeyaha guud ee duulista iyo hawada Somaliland. Cabdi Maxamed Rodol, Mareeyaha guud ee duulista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-21T18:41:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/\",\"name\":\"DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-21T18:41:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-2.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii u horeysay si rasmiya uga hadashay muranka Hawada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Somaliland ayaa sheegtay in Dowladda federaalku ay dhowrto \u201cjaarnimada kala dhaxeysa\u201d, maadama ay yihiin Labo dowladood oo jaar ah, sida uu sheegay Mareeyaha guud ee duulista iyo hawada Somaliland. Cabdi Maxamed Rodol, Mareeyaha guud ee duulista [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-21T18:41:19+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/","name":"DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-2.jpg","datePublished":"2020-03-21T18:41:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-2.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-kahadashay-muranka-df-kala-dhaxeeya-duulimaadyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Somaliland oo kahadashay \u2018muranka\u2019 DF kala dhaxeeya duulimaadyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143610"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143610"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143612,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143610\/revisions\/143612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143611"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}