{"id":143622,"date":"2020-03-22T11:00:16","date_gmt":"2020-03-22T08:00:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143622"},"modified":"2020-03-22T11:00:16","modified_gmt":"2020-03-22T08:00:16","slug":"daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/","title":{"rendered":"DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Saab ayaa ka hadlay arrimo ku aadan ballaarinta dekedda Boosaaso, gaar ahaan heshiiska ay la galeen shirkadda DP World.<\/p>\n<p>Deni ayaa wareysigaan ku sheegay in heshiiskaasi uusan u hirgelin sidii loogu talagalay, islamarkaana ay jiraan caqabado laga garaabi karo iyo kuwo aan laga garaabi karinba oo uu heshiisku ka dhaqaaqi waayey, tan iyo markii la saxiixay, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaa sax dekadda Boosaaso heshiis ayey la gashay oo ku saleysanaa in ay ballaarin ku sameyso. Nasiib darro, heshiiskaas siddii la filayey uma uusan hirgelin. Caqabado laga garaabi karo iyo kuwa aan laga garaabi karinba waa ay jiraan,\u201d ayuu yiri madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Siciid Cabullaahi Maxamed (Deni).<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday caqabadaha qaar ee haatan hor gudban dhismaha iyo ballaarinta dekedda Boosaaso oo uu ka mid yahay dilkii loo geystay Paul Anthony Farmosa oo ahaa maareeyihii shirkadda P&amp;O oo hoostagta shirkadda weyn ee DP World.<\/p>\n<p>Madaxweyne Siciid Deni ayaa tilmaamay in dilkii Paul oo reer Malta ahaa uu ahaa mid qorsheysan, islamarkaana la doonayey in lagu cuuryaamiyo horumarka dekedda.<\/p>\n<p>\u201cKuwa ugu waaweyn ee laga garaabi karo mudadii aan joogney waxaa kamid ah dilkii maamulihii dekada Boosaaso oo nin ajnabi ah ahaa oo Paul la oran jiray ayaa argagixisadu ay dileen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan fileynaa in dilkiisu aanu argagixiso caadi ah aanu ahaynee oo uu ahaa dil qorsheysan oo assassination, oo loogu talagalay in lagu curyaamiyo dekada iyo qorsheyaasheeda, dabcan aad baan uga xunahay dadka ka shaqeynaya horumarka Puntland in ay waxyeeleeyaan, waana ka garaaneynaa arrintaasi, qofkasta oo wax garanaya waa garan karaa cidda howshaasi ay ka imaaneyso.\u201d ayuu markale yiri Deni.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu ka hadlay lacagaha canshuuraha ee dhowaan lagu kordhiyey ganacsatada ku dhaqan deegaanada Puntland, isagoona tallaabada ay wado wasaaradda maaliyadda ku tilmaamay mid lagu kordhinayo dakhliga gudaha ee maamulkaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MecJk6rg7Zk\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Saab ayaa ka hadlay arrimo ku aadan ballaarinta dekedda Boosaaso, gaar ahaan heshiiska ay la galeen shirkadda DP World. Deni ayaa wareysigaan ku sheegay in heshiiskaasi uusan u hirgelin sidii loogu talagalay, islamarkaana ay jiraan caqabado laga garaabi karo iyo kuwo aan laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143623,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Saab ayaa ka hadlay arrimo ku aadan ballaarinta dekedda Boosaaso, gaar ahaan heshiiska ay la galeen shirkadda DP World. Deni ayaa wareysigaan ku sheegay in heshiiskaasi uusan u hirgelin sidii loogu talagalay, islamarkaana ay jiraan caqabado laga garaabi karo iyo kuwo aan laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-22T08:00:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/8ACEA71E-F26E-4003-A4C7-32EE8A7C335E_w1080_h608_s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/\",\"name\":\"DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/8ACEA71E-F26E-4003-A4C7-32EE8A7C335E_w1080_h608_s.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-22T08:00:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/8ACEA71E-F26E-4003-A4C7-32EE8A7C335E_w1080_h608_s.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/8ACEA71E-F26E-4003-A4C7-32EE8A7C335E_w1080_h608_s.jpg\",\"width\":1080,\"height\":608},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Saab ayaa ka hadlay arrimo ku aadan ballaarinta dekedda Boosaaso, gaar ahaan heshiiska ay la galeen shirkadda DP World. Deni ayaa wareysigaan ku sheegay in heshiiskaasi uusan u hirgelin sidii loogu talagalay, islamarkaana ay jiraan caqabado laga garaabi karo iyo kuwo aan laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-22T08:00:16+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":608,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/8ACEA71E-F26E-4003-A4C7-32EE8A7C335E_w1080_h608_s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/","name":"DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/8ACEA71E-F26E-4003-A4C7-32EE8A7C335E_w1080_h608_s.jpg","datePublished":"2020-03-22T08:00:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/8ACEA71E-F26E-4003-A4C7-32EE8A7C335E_w1080_h608_s.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/8ACEA71E-F26E-4003-A4C7-32EE8A7C335E_w1080_h608_s.jpg","width":1080,"height":608},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sababta-dp-world-udhisi-la-dahay-dekedda-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Sababta DP World udhisi la dahay dekedda Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143622"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143624,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143622\/revisions\/143624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143623"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}