{"id":143625,"date":"2020-03-22T14:30:25","date_gmt":"2020-03-22T11:30:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143625"},"modified":"2020-03-22T14:30:25","modified_gmt":"2020-03-22T11:30:25","slug":"wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Guddi ka kooban 13 xubnood oo sgu jira Wasiiro iyo Xildhibanao ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay u ambabaxeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa ah Guddi ka kooban 13 xubnood oo habeen hore la magacaabay, kaddib markii ay shir isugu yimaadeen Wasiirada iyo Xildhibaannada ka soo jeeda Beelaha Hawiye ee cabashada ka keenay saamiga laga siiyay kuraasta Xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Amniga Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, waxaana kamid ah, Sanoter Cabdi Axmed Dhuxulow, Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, Xildhibaan Cabduqaadir Carabow iyo Xubno kale.<\/p>\n<p>Ujeedada safarka xubnahan ka socda Beelaha Hawiye ayaa waxa ay tahay sidii Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ay ugala soo hadli lahaayeen saamiga Beelaha Hawiye laga siiyay Kuraasta Xildhibaanada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Beelaha Hawiye ayaa Kuraasta Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed waxa ay ku lahaayeen 20 Xubnood, balse waxaa hadda laga siiyay kaliya 9 Xubnood.<\/p>\n<p>Tan iyo markii lagu dhawaaqey liiska Xildhibaannada Koonfur Galbeed ayaa waxaa cabasho ay ka imaaneysay qaar kamid ah Beelaha Soomaaliyeed,kuwaas oo sheegay in aan la siin Xubnihii ay ku lahaayeen Baarlamaanka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Kulankii habeen hore ka dhacay Hotelka Maa\u2019ida ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii qadiyadaha beesha loo xoojin lahaa, isla markaana kulamada soo socda ay u noqon lahaayeen mid joogto ah oo ay beeshu iska war-sato xaaladaha guud ee dalka ka jira, si isku duubni ku jirta loogu wajaho tabashooyinka gaarka ah ee beesha dhexdeeda ah.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-143625 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/90144623_1921957787947996_4866436999952728064_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90144623_1921957787947996_4866436999952728064_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90144623_1921957787947996_4866436999952728064_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90144623_1921957787947996_4866436999952728064_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90144623_1921957787947996_4866436999952728064_n-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90144623_1921957787947996_4866436999952728064_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/ducale\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/ducale1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale1-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddi ka kooban 13 xubnood oo sgu jira Wasiiro iyo Xildhibanao ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay u ambabaxeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wafdigan ayaa ah Guddi ka kooban 13 xubnood oo habeen hore la magacaabay, kaddib markii ay shir isugu yimaadeen Wasiirada iyo Xildhibaannada ka soo jeeda Beelaha Hawiye ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143627,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddi ka kooban 13 xubnood oo sgu jira Wasiiro iyo Xildhibanao ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay u ambabaxeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wafdigan ayaa ah Guddi ka kooban 13 xubnood oo habeen hore la magacaabay, kaddib markii ay shir isugu yimaadeen Wasiirada iyo Xildhibaannada ka soo jeeda Beelaha Hawiye ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-22T11:30:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/\",\"name\":\"Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-22T11:30:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Guddi ka kooban 13 xubnood oo sgu jira Wasiiro iyo Xildhibanao ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay u ambabaxeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wafdigan ayaa ah Guddi ka kooban 13 xubnood oo habeen hore la magacaabay, kaddib markii ay shir isugu yimaadeen Wasiirada iyo Xildhibaannada ka soo jeeda Beelaha Hawiye ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-22T11:30:25+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/","name":"Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg","datePublished":"2020-03-22T11:30:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/ducale.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-hawiye-ah-oo-baydhaba-aaday-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiiro iyo xildhibaano Hawiye ah oo Baydhaba aaday +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143625"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143629,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143625\/revisions\/143629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143627"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}