{"id":143632,"date":"2020-03-22T20:19:29","date_gmt":"2020-03-22T17:19:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143632"},"modified":"2020-03-22T20:19:29","modified_gmt":"2020-03-22T17:19:29","slug":"daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bil ka dib soo dhoweeyay ansixinta iyo saxiixa sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa, wuxuuna guddiga ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horay loo qaaday.<\/p>\n<p>Sidoo kale. Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ka codsaday goleyaasha sharci dejinta iney dedejiyaan meelmarinta dib u eegista sharciga Xisbiyada oo hadda horyaala Golaha Shacabka si xisbiyada ugu gudbaan xisbiyo rasmi ah oo sharciyad u leh iney ka qeyb galaan doorashada 2020\/21.<\/p>\n<p>Hase ahaatee Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa sheegay in ujeedo gaar ah laga leeyahay hadalka guddiga Doorashada DFS kasoo yeeray oo ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa ku tilmaamay hadal guddiga doorashada mid aanu u muuqan in sharci lagu taageerayay, balse ay u arkaan mid looga hordhacayo dadaalada ay Puntland wado, laguna fashilinayo gogosha wadahadal ee Garoowe la dhigay.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga Doorashada DFS hadalka ay hadda soo jeediyeen ma aha mid sharci waa-hore la ansixiyey lagu taageerayo, ee waxaan u arkaa mid looga hordhacayo dadaalada ay Puntland wado, laguna fashilinayo gogosha wadahadal ee Garoowe la dhigay, waana talaabo labaad oo jid-gooyo ah, marka laga soo tago warsaxaafadeedkii ay Wasiiradu qabteen\u201dayuu yidhi madaxweyne Deni<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka ay uu soo saaray guddiga doorashooyinka<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/d0REOmuxeG4\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143634\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-22-at-14.12.40.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"954\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-22-at-14.12.40.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-22-at-14.12.40-226x300.jpeg 226w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-22-at-14.12.40-696x922.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/WhatsApp-Image-2020-03-22-at-14.12.40-317x420.jpeg 317w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bil ka dib soo dhoweeyay ansixinta iyo saxiixa sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa, wuxuuna guddiga ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horay loo qaaday. Sidoo kale. Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ka codsaday goleyaasha sharci dejinta iney dedejiyaan meelmarinta dib u eegista sharciga Xisbiyada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143633,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143632","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bil ka dib soo dhoweeyay ansixinta iyo saxiixa sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa, wuxuuna guddiga ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horay loo qaaday. Sidoo kale. Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ka codsaday goleyaasha sharci dejinta iney dedejiyaan meelmarinta dib u eegista sharciga Xisbiyada oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-22T17:19:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"354\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-1.png\",\"datePublished\":\"2020-03-22T17:19:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-1.png\",\"width\":500,\"height\":354},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray - Wardoon","og_description":"Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bil ka dib soo dhoweeyay ansixinta iyo saxiixa sharciga doorashooyinka heer federaal iyo meelmarintiisa, wuxuuna guddiga ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah oo horay loo qaaday. Sidoo kale. Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ka codsaday goleyaasha sharci dejinta iney dedejiyaan meelmarinta dib u eegista sharciga Xisbiyada oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-22T17:19:29+00:00","og_image":[{"width":500,"height":354,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/","name":"DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-1.png","datePublished":"2020-03-22T17:19:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed-1.png","width":500,"height":354},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashooyinka-qaran-oo-war-soo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddiga doorashooyinka Qaran oo War soo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143632"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143635,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143632\/revisions\/143635"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143633"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}