{"id":143636,"date":"2020-03-22T20:24:56","date_gmt":"2020-03-22T17:24:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143636"},"modified":"2020-03-23T02:19:33","modified_gmt":"2020-03-22T23:19:33","slug":"daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta gaaray xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday Doorashada Galmudug ka dhacday dhowaan. iyagoo la kulmay Madaxweyne Axmed Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Xildhihaan Mahad Salaad, Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo xubno kale<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xildhibaanadan ayaa sheegay in ujeedada ay Dhuusamareeb u tageen ay tahay sidii loo dhameystiri lahaa wada-hadalo socdey oo ku saabsanaa xal ka gaarista khilaafka ka dhashay doorashada Galmudug, iyagoo xusay in inta badan xal laga gaarey arrimihii jirey, ayna go\u2019aansadeen inay u tanaasulaan Shacabka Galmudug.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo bartiisa Facebook soo dhigay qoraal ayaa sheegay inuu kulankaan gogol xaar u yahay dib u heshiisiinta Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cKulan gogol xaar iyo dib u heshiisiin Galmudug ah oo maanta aan ku soo gaarnay magaala Madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb.\u201d ayuu yiri Xildhibaan Mahad Salaad.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kula kulmay Xarunta Madaxtooyada Galmudug Xildhibaano ka tirsan Gollaha Shacabka Soomaaliyeed oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Kulanka ayaa ahaa mid miro dhal ah\u201d ayaa sidoo kale lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NfLMOJ4DAA4\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-143636 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/90167285_2827296747307335_24899458718236672_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90167285_2827296747307335_24899458718236672_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90167285_2827296747307335_24899458718236672_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90167285_2827296747307335_24899458718236672_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90167285_2827296747307335_24899458718236672_o-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90167285_2827296747307335_24899458718236672_o-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/90233764_2827297307307279_8523466889307881472_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90233764_2827297307307279_8523466889307881472_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90233764_2827297307307279_8523466889307881472_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90233764_2827297307307279_8523466889307881472_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90233764_2827297307307279_8523466889307881472_o-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90233764_2827297307307279_8523466889307881472_o-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"707\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n-300x276.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n-696x641.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n-456x420.jpg 456w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/90527399_10157922146327319_3599628076645875712_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"576\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90527399_10157922146327319_3599628076645875712_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90527399_10157922146327319_3599628076645875712_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90527399_10157922146327319_3599628076645875712_o-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90527399_10157922146327319_3599628076645875712_o-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90527399_10157922146327319_3599628076645875712_o-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90527399_10157922146327319_3599628076645875712_o-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90527399_10157922146327319_3599628076645875712_o-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/90703415_2827296950640648_2043081080457658368_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90703415_2827296950640648_2043081080457658368_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90703415_2827296950640648_2043081080457658368_o.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90703415_2827296950640648_2043081080457658368_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90703415_2827296950640648_2043081080457658368_o-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90703415_2827296950640648_2043081080457658368_o-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta gaaray xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday Doorashada Galmudug ka dhacday dhowaan. iyagoo la kulmay Madaxweyne Axmed Qoor Qoor. Xildhihaan Mahad Salaad, Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo xubno kale Qaar ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143639,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta gaaray xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday Doorashada Galmudug ka dhacday dhowaan. iyagoo la kulmay Madaxweyne Axmed Qoor Qoor. Xildhihaan Mahad Salaad, Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo xubno kale Qaar ka mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-22T17:24:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-22T23:19:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-22T17:24:56+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-22T23:19:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg\",\"width\":768,\"height\":707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta gaaray xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday Doorashada Galmudug ka dhacday dhowaan. iyagoo la kulmay Madaxweyne Axmed Qoor Qoor. Xildhihaan Mahad Salaad, Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo xubno kale Qaar ka mid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-22T17:24:56+00:00","article_modified_time":"2020-03-22T23:19:33+00:00","og_image":[{"width":768,"height":707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/","name":"DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg","datePublished":"2020-03-22T17:24:56+00:00","dateModified":"2020-03-22T23:19:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90388561_2926300530741579_5217347677850697728_n.jpg","width":768,"height":707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanadii-diidanaa-doorashada-galmudug-oo-qoor-qoor-isku-dhiibay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaanadii diidanaa doorashada Galmudug oo Qoor-qoor isku dhiibay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143636"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143636"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143642,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143636\/revisions\/143642"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143639"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}