{"id":143647,"date":"2020-03-23T12:31:45","date_gmt":"2020-03-23T09:31:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143647"},"modified":"2020-03-23T12:34:00","modified_gmt":"2020-03-23T09:34:00","slug":"daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad oo weli ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa markii horreysay ka hadlay xiisada webiga Nile ee u dhexeysa dalalka Itoobiya iyo Masar, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Daljir.<\/p>\n<p>Cawad ayaa cadeeyey mowqifka dowladda federaalka, wuxuuna sheegay inay Soomaaliya dhex-dhexaad ka tahay khilaafka xoogan ee u dhexeeya labadaasi dal.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in fursada kaliya ee u furay dowladda Soomaaliyeed ay tahay inay isku soo dhaweyso labada dhinac.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka oo sii hadlayey ayaa daboolka ka qaaday in marnaba Soomaaliya loo yeerin doonnin go\u2019aankeeda, siduu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cKhilaafka u dhaxeeya Masar iyo Itoobiya ee Wabiga Nile Soomaaliya waxay ka taagan tahay dhex dhexaad, haddii loo baahdo Soomaaliya waxay ka gacan geysaneysaa xalka khilaafkaas loo heli lahaa, iyo isu soo dhowaanshaha, kaalinteeda waxa weeye dhex dhexaadnimo iyo suurta gelin in khilaafkaas soo afjarmo.\u201d ayuu yiri Axmed Ciise Cawad.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu beeniyey wararka sheegaya in Soomaaliya ay saxiixday qaraarkii ka soo baxay shirka Jaamacadda Carabta ee lagu taageeray dowladda Masar, balse la sheegay in markii dambe ay ka laabatay, kadib cadaadis uga yimid dhinaca Itoobiya, isagoo dhamaan wararkaasi gaashaanka u daruuray, kuna tilmaamay kuwa waxba kama jiraan ah.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo saacadihii la soo dhaafay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ay shaacisay in dowladaha Jabuuti iyo Soomaaliya ay soo gaar siiyeen dhambaallo ay uga xun-yihiin qaraarkii Jaamacadda Carabta ee lagu taageeray Masar.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/w5I20N2LSIA\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad oo weli ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa markii horreysay ka hadlay xiisada webiga Nile ee u dhexeysa dalalka Itoobiya iyo Masar, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Daljir. Cawad ayaa cadeeyey mowqifka dowladda federaalka, wuxuuna sheegay inay Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143649,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad oo weli ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa markii horreysay ka hadlay xiisada webiga Nile ee u dhexeysa dalalka Itoobiya iyo Masar, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Daljir. Cawad ayaa cadeeyey mowqifka dowladda federaalka, wuxuuna sheegay inay Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-23T09:31:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-23T09:34:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"435\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/\",\"name\":\"DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-23T09:31:45+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-23T09:34:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates-1.jpg\",\"width\":770,\"height\":435,\"caption\":\"Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad speaks during an interview with Reuters in Mogadishu, Somalia April 20, 2018 REUTERS\/Feisal Omar\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad oo weli ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa markii horreysay ka hadlay xiisada webiga Nile ee u dhexeysa dalalka Itoobiya iyo Masar, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Daljir. Cawad ayaa cadeeyey mowqifka dowladda federaalka, wuxuuna sheegay inay Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-23T09:31:45+00:00","article_modified_time":"2020-03-23T09:34:00+00:00","og_image":[{"width":770,"height":435,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/","name":"DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates-1.jpg","datePublished":"2020-03-23T09:31:45+00:00","dateModified":"2020-03-23T09:34:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2018-04-20t164853z_1314327096_rc188596d6a0_rtrmadp_3_somalia-emirates-1.jpg","width":770,"height":435,"caption":"Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad speaks during an interview with Reuters in Mogadishu, Somalia April 20, 2018 REUTERS\/Feisal Omar"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-dhex-dhexaad-kanoqotay-xiisada-wabiga-niilka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Soomaaliya oo dhex dhexaad kanoqotay xiisada wabiga Niilka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143647"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143648,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143647\/revisions\/143648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143649"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}