{"id":143710,"date":"2020-03-25T23:55:56","date_gmt":"2020-03-25T20:55:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143710"},"modified":"2020-03-25T23:55:56","modified_gmt":"2020-03-25T20:55:56","slug":"sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/","title":{"rendered":"Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Caumar Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xirey waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyey maqaayad ku taalla Suuqyaraha u dhow Isgoyska Sayidka.<\/p>\n<p>Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa u dhow baarkii hore ee Baar Bulsho, oo ay haatan deggan yihiin dad barakacayaal ah, kuwaas oo khasaaraha qaraxa uu gaaray.<\/p>\n<p>Saalax Dheere ayaa xaqiijiyey in qaraxa ay ku dhinteen saddex qof, ayada oo lix ka kalena ay ku dhaawacmeen. Dadka dhintay ayaa saddex ka mid ah ay ahaayeen isku qoys, waxayna geeriyoodeen markii la geeyey isbitalka ayaga oo dhaawac ah.<\/p>\n<p>\u201cQof naftii halige ah ayaa isku qarxiyay agagaarka Baar-Bulsho ee Degmada Howlwadaag. Gaar ahaan Suuq Yaraha Sayidka. Waxaa ku dhaawacmay 6 qof oo 4 ka mid ah ay yihiin hal qoys, Inkastoo markii danbe ay isbitaalka ku geeriyoodeen 3 ka mid ah qoyska,\u201d ayuu yiri Saalax Dheere.<\/p>\n<p>Xaaladda amni ee magaalada Muqdisho ayaa aad u wanaagsaneyd bilihii dhowaa, ayada oo tallaabooyin dhowr ah oo la qaaday ay yareeyeen qaraxyada magaalada, gaar ahaan kuwa baabuurta.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa qaraxyadii ay ku fulin jirtay baabuurta waxay u muuqataa inay hadda u beddeshay kuwa is-miidaamin qofeed ah, maadaama inta badan la xiray jidadkii ay kasoo geli jireen baabuurta la qarxiyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8eseV9rj2sw\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Caumar Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xirey waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyey maqaayad ku taalla Suuqyaraha u dhow Isgoyska Sayidka. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa u dhow baarkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143706,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143710","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Caumar Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xirey waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyey maqaayad ku taalla Suuqyaraha u dhow Isgoyska Sayidka. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa u dhow baarkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-25T20:55:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/qarax-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/\",\"name\":\"Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/qarax-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-25T20:55:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/qarax-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/qarax-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO - Wardoon","og_description":"Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Caumar Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xirey waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyey maqaayad ku taalla Suuqyaraha u dhow Isgoyska Sayidka. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa u dhow baarkii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-25T20:55:56+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/qarax-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/","name":"Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/qarax-696x392-1.jpg","datePublished":"2020-03-25T20:55:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/qarax-696x392-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/qarax-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sedex-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-ku-dhintay-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-goob-maqaaxi-ah-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sedex qof oo isku qoys ah oo ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob maqaaxi ah +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143710"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143712,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143710\/revisions\/143712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143706"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}