{"id":143716,"date":"2020-03-26T13:32:19","date_gmt":"2020-03-26T10:32:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143716"},"modified":"2020-03-26T13:50:28","modified_gmt":"2020-03-26T10:50:28","slug":"muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in kiiskii labaad ee Coronavirus laga helay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugan Muqdisho, kadib baaritaan lagu sameeyey.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaraddaasi Fowsiyo Abiirkar Nuur oo shir jaraa\u2019id u qabatay warbaahinta ayaa sheegtay in qofka cudurka laga helay uu dhowaan ka yimid dalka dibaddiisa.<\/p>\n<p>Dr Fowsiyo ayaa intaasi ku dartay in la Karantiilay qofka laga helay xanuunka , islamarkaana xaaladdiisu ay la socon doonto dowladda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cKiiskaan waa kiiskii labaad ee la helo, baaritaan aan isbuucii hore aan dirnay ayuu jawaab u ahaa,waxaan la wadaagnay bulshada, kiisaasi waa positive,ma ahan mid calamaduhu ay ka muuqdaan,ilaahayna waxaan uga baryaynaa in uusan cudurka ku soo bixin oo aanu faafin,wuxuu kamid yahay dadka karantiilka kujira,\u201d ayey tiri wasiiradu.<\/p>\n<p>Qofka labaad ee laga helay cudurka Coronavirus ayaa ka mid ah dhalinyaradii saaraakiisha ciidanka ahaa ee tababarka u aaday dalka Talyaaniga, kuwaas oo dhowaan dib ugu soo laabtay gudaha amagaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la socday muwaadinkaan Soomaaliyeed saddex kale oo labo todobaad ka hor lagu Karantiilay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka oo dhowaan Shiinaha kala wareegtay qalab looga hortago COVID19 ayaa wada qorshe ballaaran oo lagu xakameynayo faafintaanka cudurkaasi.<\/p>\n<p>Tallaabada muhiimka ah ee ay sidoo kale dowladdu qaaday waxaa ka mid ah go\u2019aankiii lagu joojiyey duulimaadyada caalamiga ah iyo kii lagu xiray goobaha waxbarashada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Qs-K2Ygm3ZY\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in kiiskii labaad ee Coronavirus laga helay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugan Muqdisho, kadib baaritaan lagu sameeyey. Wasiirka wasaaraddaasi Fowsiyo Abiirkar Nuur oo shir jaraa\u2019id u qabatay warbaahinta ayaa sheegtay in qofka cudurka laga helay uu dhowaan ka yimid dalka dibaddiisa. Dr Fowsiyo ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143717,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in kiiskii labaad ee Coronavirus laga helay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugan Muqdisho, kadib baaritaan lagu sameeyey. Wasiirka wasaaraddaasi Fowsiyo Abiirkar Nuur oo shir jaraa\u2019id u qabatay warbaahinta ayaa sheegtay in qofka cudurka laga helay uu dhowaan ka yimid dalka dibaddiisa. Dr Fowsiyo ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-26T10:32:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-26T10:50:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skynews-virus-graphic-coronavirus_4917796.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skynews-virus-graphic-coronavirus_4917796.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-26T10:32:19+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-26T10:50:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skynews-virus-graphic-coronavirus_4917796.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skynews-virus-graphic-coronavirus_4917796.jpg\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus - Wardoon","og_description":"Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in kiiskii labaad ee Coronavirus laga helay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugan Muqdisho, kadib baaritaan lagu sameeyey. Wasiirka wasaaraddaasi Fowsiyo Abiirkar Nuur oo shir jaraa\u2019id u qabatay warbaahinta ayaa sheegtay in qofka cudurka laga helay uu dhowaan ka yimid dalka dibaddiisa. Dr Fowsiyo ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-26T10:32:19+00:00","article_modified_time":"2020-03-26T10:50:28+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skynews-virus-graphic-coronavirus_4917796.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/","name":"DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skynews-virus-graphic-coronavirus_4917796.jpg","datePublished":"2020-03-26T10:32:19+00:00","dateModified":"2020-03-26T10:50:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skynews-virus-graphic-coronavirus_4917796.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/skynews-virus-graphic-coronavirus_4917796.jpg","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-qofkii-labaad-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muqdisho qofkii labaad oo laga helay Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143716"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143716"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143723,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143716\/revisions\/143723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143717"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}