{"id":143719,"date":"2020-03-26T13:42:47","date_gmt":"2020-03-26T10:42:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143719"},"modified":"2020-03-26T13:42:47","modified_gmt":"2020-03-26T10:42:47","slug":"daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa dhawaan amar ku bixiyay in la karantiilo mudo 14-cisho ah si loo hubiyo in aysan qabin cudurka Caronavirus dad ka yimid Qurbaha oo magaalada Hargeysa geesay Diyaarada Ethiopian Airlines .<\/p>\n<p>Rakaab dhawaan Hargeysa geesay diyaarada Ethiopian Airlines ayaa mudo 14-cisho ah la go\u2019aamiyay in la karantiilo, waxaana dadkan maamulka Somaliland dejisay goobo xaaladooda lagula soconayo.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay guddiga Somaliland u qaabilsan kahortaga Caabuqa Caronavirus ayey ku adkaatay in ay helaan guryo iyo hotelo ay dejiyaan dadka lagu karantiilay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Milkiilaha hotelka Sky iyo xaaskiisa ayaa la sheegay in ay diideen in Hotelkooda lagu karantiilo dadka ka yimid qurbaha, waxa ayna sheegeen milkiilayaashan in Hotelkooda aysan u rabin dad caafimaadkooda laga shakisan yahay.<\/p>\n<p>Guddiga kahortaga iyo faafida Caronavirus ee Somaliland ayaa la sheegay in ay amar ku bixiyeen in la xiro lamaanahan diiday in Hotelkooda lagu karantiilo dadka dibadda ka yimid sida ay qoreen qaar kamid ah Warbaahinta Somaliland.<\/p>\n<p>Maamulka Somaliland guddigan u qaabilsan kahortaga Caabuqa Caronavirus ayaa sheegay in la karantiilayo dadka ka yimaada qurbaha , waxaana guddiga la sheegay in ay ku adkaatay in ay helaan hotelo iyo guryo dadka lagu karantiilo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9MvTsqFpt78\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa dhawaan amar ku bixiyay in la karantiilo mudo 14-cisho ah si loo hubiyo in aysan qabin cudurka Caronavirus dad ka yimid Qurbaha oo magaalada Hargeysa geesay Diyaarada Ethiopian Airlines . Rakaab dhawaan Hargeysa geesay diyaarada Ethiopian Airlines ayaa mudo 14-cisho ah la go\u2019aamiyay in la karantiilo, waxaana dadkan maamulka Somaliland dejisay goobo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143720,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Somaliland ayaa dhawaan amar ku bixiyay in la karantiilo mudo 14-cisho ah si loo hubiyo in aysan qabin cudurka Caronavirus dad ka yimid Qurbaha oo magaalada Hargeysa geesay Diyaarada Ethiopian Airlines . Rakaab dhawaan Hargeysa geesay diyaarada Ethiopian Airlines ayaa mudo 14-cisho ah la go\u2019aamiyay in la karantiilo, waxaana dadkan maamulka Somaliland dejisay goobo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-26T10:42:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-28.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"831\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"438\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/\",\"name\":\"DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-28.png\",\"datePublished\":\"2020-03-26T10:42:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-28.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-28.png\",\"width\":831,\"height\":438},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid - Wardoon","og_description":"Maamulka Somaliland ayaa dhawaan amar ku bixiyay in la karantiilo mudo 14-cisho ah si loo hubiyo in aysan qabin cudurka Caronavirus dad ka yimid Qurbaha oo magaalada Hargeysa geesay Diyaarada Ethiopian Airlines . Rakaab dhawaan Hargeysa geesay diyaarada Ethiopian Airlines ayaa mudo 14-cisho ah la go\u2019aamiyay in la karantiilo, waxaana dadkan maamulka Somaliland dejisay goobo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-26T10:42:47+00:00","og_image":[{"width":831,"height":438,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-28.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/","name":"DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-28.png","datePublished":"2020-03-26T10:42:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-28.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-28.png","width":831,"height":438},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-milkiilaha-sky-hotel-oo-laxiray-markii-uu-diiday-in-lagu-karantiilo-dad-dibadda-ka-yimid\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Milkiilaha SKY Hotel oo laxiray markii uu diiday in lagu Karantiilo dad Dibadda ka yimid"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143719"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143721,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143719\/revisions\/143721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143720"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}