{"id":143746,"date":"2020-03-26T21:08:36","date_gmt":"2020-03-26T18:08:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143746"},"modified":"2020-03-26T21:08:36","modified_gmt":"2020-03-26T18:08:36","slug":"raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya  oo kudhacay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur-cadde) ayaa la sheegay in laga helay caabuqa Coronavirus, isagoo haatan ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla Magaalada London.<\/p>\n<p>Cudurka halista ee Coronavirus ayaa ku sii faafaya dalal badan oo ku yaalla caalamka, waxaana u dhintay in ka badan 10,000 oo qof halka boqolaal kun oo kalena ay la ildaran yihiin.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay xaalada Nuur Cadde, isagoo sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay qoyskiisa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Ra\u2019isul Wasaarahii hore ee dalka, mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku xanuunsanaya London. Waxaan khadka teleefanka kula hadlay qoyskiisa aniga oo gaarsiiyay in dowladda &amp; Shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin\u201d ayuu yiri Xasan Cali Kheyre qoraalkan soo dhigay bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa ALLE uga baryay Nuur cadde inuu caafimaad deg deg ah siiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur-cadde) ayaa la sheegay in laga helay caabuqa Coronavirus, isagoo haatan ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla Magaalada London. Cudurka halista ee Coronavirus ayaa ku sii faafaya dalal badan oo ku yaalla caalamka, waxaana u dhintay in ka badan 10,000 oo qof halka boqolaal kun oo kalena ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143747,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya oo kudhacay Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya oo kudhacay Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur-cadde) ayaa la sheegay in laga helay caabuqa Coronavirus, isagoo haatan ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla Magaalada London. Cudurka halista ee Coronavirus ayaa ku sii faafaya dalal badan oo ku yaalla caalamka, waxaana u dhintay in ka badan 10,000 oo qof halka boqolaal kun oo kalena ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-26T18:08:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nuurcadde.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"771\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"547\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/\",\"name\":\"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya oo kudhacay Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nuurcadde.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-26T18:08:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nuurcadde.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nuurcadde.jpg\",\"width\":771,\"height\":547},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya oo kudhacay Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya oo kudhacay Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya oo kudhacay Coronavirus - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur-cadde) ayaa la sheegay in laga helay caabuqa Coronavirus, isagoo haatan ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla Magaalada London. Cudurka halista ee Coronavirus ayaa ku sii faafaya dalal badan oo ku yaalla caalamka, waxaana u dhintay in ka badan 10,000 oo qof halka boqolaal kun oo kalena ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-26T18:08:36+00:00","og_image":[{"width":771,"height":547,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nuurcadde.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/","name":"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya oo kudhacay Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nuurcadde.jpg","datePublished":"2020-03-26T18:08:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nuurcadde.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Nuurcadde.jpg","width":771,"height":547},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-kudhacay-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019isul Wasaarihii hore ee Somaliya oo kudhacay Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143746"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143748,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143746\/revisions\/143748"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143747"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}